01/10/2024
:-- Marxuumkan oo illaa hadda la aqoonsan ehelladiisa ayaa Ciidamada Boolisku isagoo mayd kasoo qaadeen Albeerkada Ducaale ee Hargaysa .
Ehelkiisa ama cidii aqoonsataa waxaanu ka codsanaynaa in ay la xidhiidhaan Hogaanka Baadhista Dembiyadda ee C.I.D ..
30/09/2024
Xiddigii xulka qaranka France ๐๐ป๐๐ผ๐ถ๐ป๐ฒ ๐๐ฟ๐ถ๐ฒ๐๐บ๐ฎ๐ป๐ป ayaa ka fadhiistay ciyaaraha caalamiga ah.
30/09/2024
Deg deg: ugu dambay xildhibaan maxamed abiib ayaa xoriyadiisii dib u helay. Kadib markay maanta maxkamada dasduurigee somaliland amar ku bixisay in xoriyadiisii dib loogu celiyo, kadib mudo 30 cishaa oo uu ku xidhnaa xabsiga mandheera.