Saaviö

Saaviö

Share

KU SALI NABIGA WLL

19/06/2025

Ninkan markuu werar qaadayo waa 100%
Lkn marka dafac noqoto 10% kubada mahee lugta ciyartayga ayuu racdaa 😂😂

For Fun

19/06/2025

Kvaratskhelia ayaa sheegay in marka MESSI loo eego RONALDO Ay habeen iyo malin kala yihiin. Inkastoo oo uu h**e u mujiyay in uu fun's CR7 uu yahay 🥳

19/11/2024

Brahim Diaz. Ayaa ah kan uugu fiican Diaz Morocco! 🇲🇦🔥

Isaga oo 2 kulan ee u danbeyay dhaliyay 5 goal qarankiisa marocco wxuxuu ku soo bandhigay bandhig fiican

18/11/2024

Wax aynu sugnaba Ugu dambeyn Rúben Amorim waa shaqa galay

Markuu City la ciyarayay Kulnkii UCL wuxuu yidhi

MAANTA,Fergusonka cusub ayey ii maleyn doonaan Reer united hadii aan ka badiyo City ayuu yiri

hadaba City waa uu soo garaacay micnaha hada waa u Ferguson reer united

18/11/2024

🚨Xidiga Real Madrid ee Kylian Mbappe ayaa sheegy in aanu ku qanacsanyn bandhigiisa lkn uu si kafiican sidan uu u ciyaaari dono
Kulanada soo socda isna muujiyo

Ninkan Madrid wa ku dhinatonayaaa. Goal la’aan assist la’aan

18/11/2024

Doodda ku saabsan cidda sida dhabta ah u qalanta magaca ciyaartoygii ugu weynaa ama uugu fiicnaa ee abid soo mara kubbada cagta ayaa sii wada qaybinta fikradaha.

Halka qaar badan ay tilmaamayaan in Lionel Messi ama Cristiano Ronaldo ay yihiin musharixiinta ugu cad cad,

haddana waxaa khilaafsan goolhayihii h**e ee Bayern Munich iyo Jarmalka Oliver Kahn.

Kahn, oo ku dhawaad ​​labaatan sano ku qaatay hogaanka ciyaarta 1987 ilaa uu ka fadhiistay 2008dii, waxa uu la kulmay ciyaartoy badan oo kubada cagta ah intii lagu jiray xirfadiisa quruxda badan, waxaana uu aaminsan yahay in halyeeyga Brazil ee Ronaldo Nazario uu dhamaantood ka sarreeyo.

Markay timaaddo in la doorto kan ugu wanagsan abid, jawaabtiisu way caddahay. “Aniga ahaan, Ronaldo aad ayuu uga fiicnaa Messi iyo Cristiano,” ayuu yiri Kahn. “Weli waxaan u arkaa inuu yahay ciyaaryahanka ugu dhameystiran abid. Brazilian-ka waxa uu ahaa ciyaaryahankii ugu fiicnaa ee aan abid arko.”

Adi maxy kula tahy

Aniga hadaaan isku dayo waxy ila tahy

Qadarinta Kahn ee Ronaldo waxay u badan tahay inay ka timid khibradiisii ​​​​h**e intii lagu jiray finalkii FIFA World Cup 2002, halkaasoo Ronaldo uu laba gool dhaliyay kulankii Brazil 2-0 kaga badiyeen Germany.

18/11/2024

🚨POGBA waa Free marka uu dib u soo laabto

MAARSO ayuu bilaabaya inuu ciyaaro kadib ganaaxii laga qafiifiyay

Real Madrid iyo Barcelona ayaa indhaha ku haya

18/11/2024

🚨 BREAKING: Pep Guardiola ayaa lagu soo waramayaa inuu qandaraaska u kordhin doono Manchester City xilli ciyaareed kale ka dib wararka xanta ah ee sheegaya inuu ka tagayo xagaaga.

18/11/2024

🚨🇵🇹Cristiano Ronaldo intii I dhaxysay 2013 ilaa 2018:

Wuu shaqaysty ninkan. 🇵🇹💪

👕 346 games
⚽ 344 goals
🅰️ 97 assists
🎩 33 hat-tricks
🏆 14 trophies
🎖 12 topscorer award
🏆 4x UCL
🏆 3x Club World Cup
🏆 3x UEFA Super Cup
🏆 1x EURO
🏆 1x La Liga
🏆 1x Copa del Rey
🏆 1x Spanish Super Cup
🎖 4x Ballon d'Or
🎖 2x Golden Boot

Out of this world. ⭐🇵🇹

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Jigjiga-yar
Hargeisa