16/01/2026
Hargeisa somaliland 55th African country 2026
This Federataiton is the governing body of chess in Somaliland.
16/01/2026
Hargeisa somaliland 55th African country 2026
16/01/2026
London
15/01/2026
Hambalyo shamsu diin second winner
MUUQAALO KOOKOOBAN TARTANKII MAANTA E AY QABSADEEN DHALINYARADA CHESSKA E KU BOHOOBAY SOMALILAND CHESS COMMUNITY
14/01/2026
HAMBALYO CALI BOQORE waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin hawada u marinayaa dhalinyarada is xilqaamey e tartankaas hirgeliyey SOMALILAND CHESS COMMUNITY
14/01/2026
TARTAN KA CHESSKA E GRAND RABID AYAA SI HABSAMI LEH UGA FURMAY HOTEL ROYAL MAGALADA HARGEISA WAXAANA SOO QABAN QAABIYEY DHALINYARADA CHESSKA E KU BAHOOBAY SOMALILAND CHESS COMMUNITY.
07/01/2026
Saed Adem Mohomed wuxuu door mar-la-arag ah ka qaatay soo dhisidda iyo horumarinta ciyaarta shaxda ee Somaliland. Wuxuu ahaa tiir-dhexaadka aas-aaska ciyaarta, kanaalin u noqday kobcinta hibada ciyaartooyda da’da yar, isagoo mar walba u taagnaa hagid, tababar iyo dhiirrigelin joogto ah. Saameyntiisa fog waxay dhidibada u taagtay jiilal cusub oo ciyaartooy ah, taas oo ka dhigtay astaan qaran iyo Aabbaha Shaxda Somaliland.