13/06/2026
Waa markii koobaad ee gabdhaha ardayda ah ee Jaamacada Hargeysa ay 8% ka bateen wiilasha jaamacadda dhigta iyagoo ka noqday jaamacada 54%.
Taasi waxay iftiiminaysaa in mustaqbalka dhexe ay sidoo kale dumarku u badan doonaan goobaha shaqada iyo fursadaha kale ee nolosha.
Gabadhi hadday shaqo gasho waxay anfacdaa qoyskeeda dhalay iyo caruurteeda ay dhasho maadaama oo dhaqaalaheedu aanuu inta badan kaga bixin balwado iyo maqaaxiyo 5 star ah oo habeen kasta laga casheeyo.
Gabdhaha Reer Hargeysa waxay kujiraan kuwa ugu badan Africa ee Jaamacadaha gala.
Waa ifafaalo mustaqbal qurxoon ❤️👏🏼 University of Hargeisa
19/05/2026
Arsenal Chmapions Congratulations fans of Arsenal
18/05/2026
Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro رَضِيَ ٱللَّٰهُ عَنْهُ 🫡
18/05/2026
Madaxda Qaranka JSL Hambalyo Dhammaantiin sannad guurada 35aad ee 18 May
18/05/2026
Ciidanka Dab-demiska Somaliland Naftooda hurayaal Qaran
MM Somali TV
18/05/2026
Somaliland Coast Guard ( CIIDANKA ILAALADA XEEBAHA JSL )
MM Somali TV
18/05/2026
Ragay Ragga is arkaan ee birta calaashada Ciidanka Qaranka JSL guuleysta
MM Somali TV 📸
18/05/2026
Ciidanka Asluubta JSL Happy 18th May
MM Somali TV 📸
14/05/2026
Talo gabdhaha ku socota, si fiican u dhageyso 🙏
Ragga intooda badan waa damac badan yihiin. Marka h**e iyaga ayaa gabadha raadsada, eryada ugu macaan uguna quruxda badanna ku dhaha. Inta ay dan leeyihiin, jacayl iyo kalgacal badan ayay muujiyaan.
Laakiin mararka qaar xaaladdu way is beddeshaa marka uu gaaro waxa uu doonayay. Markaas ayay gabadha dhibaatadu u bilaabataa; iyadii ayaa daba cararta, calaacasha, oo dareenta in la dayacay.
Gabarey, waligaa ha rumaysan hadal kasta oo lagu yiraahdo: “Wax walba samee waan ku guursanayaa.” Dad badan hadalkaas way isticmaalaan, balse ficilka ayaa runta sheega.
Sidoo kale, nin si fudud wax uga helay banaanka, mararka qaar kalsooni buuxda kuma qabo xiriirkaas. Wuxuu ka fikiraa in sida isaga wax loogu sameeyay, nin kale loogu sameyn karo. Taasi waxay dhaawacdaa kalsoonida guurka.
Talo kale gabarey: waligaa ha raacin nin ay waalidkaa si cad kuugu diideen, adigoo jacayl keliya raacaya. Jacaylka iyo hadallada macaan mararka qaar way dhammaadaan marka nolol dhab ah la galo.
Guurso nin waalidkaa raalli ka yihiin, oo leh diin, akhlaaq iyo masuuliyad. Ka fogow nin laguugu sheegay inuusan kugu habboonayn, gaar ahaan haddii sabab sax ah jirto. Haddii aad reerkaaga ka go’do, waxaa jiri karta inuu kuu arko qof cidlo ah oo uu sida uu doono kaaga taliyo.
U fiirso qofka aad nolosha la wadaagayso, hana ku degdegin go’aan jacayl keliya ku dhisan. Qof ku jecel run ahaan, wuxuu ku siinayaa ixtiraam, kalsooni iyo sharaf ma aha hadal qurux badan oo keliya.
maxa tala ah adigane ku darsan leheed?!
13/05/2026
“You can join the Arsenal F.C. team — it doesn’t belong to Mr. Kylian Mbappé.