02/09/2026
Gaashaan VS KMW FC
Week 1
Hargeisa Capital League
Hargeisa Stadium
Waa bogga rasmiga ah ee kooxda KMW FC kaas oo aad ka heli doonto warbixinta kooxda
02/09/2026
Gaashaan VS KMW FC
Week 1
Hargeisa Capital League
Hargeisa Stadium
Kusoo dhawoow KMW FC, Barkhad Yare! 💙⚽️
KMW FC waxay si weyn ugu faraxsan tahay inay soo dhaweyso Barkhad Yare, oo kooxda kusoo biirey.
🔥 Barkhad Yare waa weerar awood iyo karti leh, waxaana rajaynaynaa inuu KMW FC ku soo kordhiyo, firfircooni iyo guulo badan.
Ku soo dhawoow KMW FC, Barkhad Yare! 🫡💙🏆🔥
30/08/2026
Rasmi🔥
Kusoo dhawoow KMW FC M Juffo🙏🔥
Kooxdu waxa ay si rasmi ah ula soo wareegtay ciyaaryahan Mohamed Juffo ✅
21/08/2026
Kulan saaxiibtinimo
Gashaan Gabiley VS KMW FC
🏟️Mo Farah Stadium
⏱️4:00 Galabnimo
16/08/2026
Heshiis Kordhin 🤝⚽
Suldaan 🇩🇯🔥
Training hard, passing sharp KMW FC⚽️💪
Soo dhawoow Khader Kiyyo
Mohammed Dayo🔥
Position : Centre Back
15/08/2026
Ku Soo Dhawaada KMW FC 💙⚽
KMW FC waxay si diirran ugu soo dhaweynaysaa
M. Dayo, khader Kiyo iyo Mukhtaar oo si rasmi ah ugu soo biiray safka kooxda.
Waxaan idiin rajaynaynaa in aad kooxda la gaadhaan guul iyo horumarwanaagsan 💙🔥
13/06/2026
Match Result