26/08/2026
Allhamdulih
+3 points
Hoyga Rumaynta Riyooyinka
#kooxda Heerka 2aad ee Rajap football clup Burco somalliland
26/08/2026
Allhamdulih
+3 points
Maamulka guud ee ADNA EVENTS oo ah shirkad qaabilsan qaybta Designerska ayaa agab ciyaareed oo dhamays tiran nagu wareejisay munasibad shalay galab ka dhacday xerada tababarka ee kooxda
maamulka ADNA EVENTS aad ayad u mahadsantihin sidaa ad dhalinyarda u garab taagantihiin inch allh abaalka waa ay idin hayaan⚽️💯
ALLE HAYDIN BARAKEEYO GANACSIGIINA
24/08/2026
Waxan bari ciyaaraynaa kulankayagii ugu h**eeyay ee horyaalka gobolka togdher ee heerka labaad inch alllh guul ayan rajaynaynaa 🫡
Vs TAMARTA & MACDANTA
Last trining ⚽️
training
25/05/2026
HERE WE GO ✍️
waxa an halkan kusoo dhawaynynaa mclinka cusub ee laylin doona sanadkan inshal waxan leenahy mclin kusoo dhawaw kooxdaadii ad kusoo kortay
Macalinka Kobaad Ee Kooxda Axmed Nuur ( Axmed Kayd )
30/08/2025
In ka badan 12sano Oo uu garoomada ku jiray waxa uu xidhnaa hal Garan.
Wakhtigiisi kubada cagta uu ciyaarayay Heer sharabaad ila heerka manta waxan ku qaatay hal koox. waxana uu kamid yahay ciyaartoyada bilawgii ila hada leh xirfadad kubadeed ee saraysa hoosna aan u dhicin.
"Way ka xiiso,tariikh iyo jacayl badan tahay marka saaxibadii yarantii aad heerarka aad ku fikirayseen wada gaadhan walina wada joogtan, tartamada heerkii 5aad,4aad,3aad heerka 2aad oo la jogo Iyo heerka bari an doonayno inan gaadhno ee heerka kowaad Sidii h**e ma tartamo badna mana koobab badna balse waxa uu leeyahay taarikh iyo xujooyin badan oo kaliya dadaal iyo isku duubni furi karto.
Inaad 22-Koob aan qaaday maha shaqo yar oo cid kasta samayn karto balse marka isku duubni hal hadaf iyo awood kaliya jirto wa suurta gal inaad gaadho. Heer sharabaad ilaa heerka manta wan ku faani doona inan hal funaanad xidhay halka dhimana waxan diyaar u ahay baadi goobkisa iyo keenida guulaha la socda ila heer gobol iyo Gaha."
Abdirisak sulaiman jamac "Shaqiri"✍️
16/08/2025
Rasmi : waxaanu si rasmiya ula Soo wareegnay c/rashiid c/laahi Jimcale { Neymar } .
Ciyaaryahan c/rashiid ayaa ka mid ah laacibiinta ugu wanagsan booskiisa isagoo markaana ka mid noqon doona afka h**e ee kooxda Rajab Football Club kusoo dhawoow wll kooxdada cusub dhamaan maamulka ciyaaryoyda iyo taageerayaasha kooxduba waxay kugu Soo dhaweyneyaan gacmo furan waxaan rajeyneynaa in aad guulo waaweyn halkan ku gaadhi doonto
of dream
Fc Rajap Ex Gaha
17/07/2025
Tomorrow
Horyaalka heerka 2aad
Vz ganacsiga
Time 1:30
league 2024/25
incha Allah
11/07/2025
Tomorrow
Horyaalka heerka 2aad
Vz w.m.Tamarta
Time : 2:00
league 24_25
incha Allah