mahamed qadar fan

mahamed qadar fan

Share

Hadad halkan so gaadhay page follow dheh si aad ula soctid wararki u danbeyay ee ciyaraha
mahadsanid
only sports🥇

17/07/2026

Waxbaa helay reer ronaldoyal😁

Safar ban ku maqnahay minte ban uso karbaashi lahaye

15/07/2026

Reer ronaldo gamberkii walii socdaa lee😁
Cawana bilgram bay culuyska sarayaan

11/07/2026

LAMINE YAMAL oo Ka Hadlay Kulanka France ay isla ciyaari doonaan

🗣️Yamal waxa uu yiri: "Waxaan u maleynayaa in haddii ay France ka baqeyso cid ay tahay annaga oo kaliya, maxaa yeelay annaga ayaa horay uga reebnay tartanka"

YAMAL wuxuu taagan taagan yahay France inaan la ciyaarayno wayba ka baqayaan

08/07/2026

Mk🗣 waligay marag qof 4 wadan tageeraya😅

07/07/2026

Africa wataas sero😅 3 goaa waxan 20 daqiiqo dhanayn

07/07/2026

Fifa tana diida ladhahay wana loo labeyay 0_2 😂

07/07/2026

Rigoore loodhigay ayuu meesi qasariyay😅
Iyadoo goal lagu leyahay wana rigooradi labad ee uu qasariyo intu world socdo
Armay mucjisa so socta cawa

Photos from mahamed qadar fan's post 07/07/2026

Rageerayasha ronaldo cawa salah taagera salah baa musline😂

07/07/2026

Wale ronaldo kubada cagtu umaysan cumamadin marka argto suu u fuuray caloosha ku huraysa

Photos from mahamed qadar fan's post 06/07/2026

Yarkii ronaldo waa ooyay wan ka naxay Calooshu ku hurinaya

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Hargeisa