Mohamoud Axmed Ali Stadium

Mohamoud Axmed Ali Stadium

Share

sports

08/05/2026

WAR GALIN

MAAMULKA GAROONKA M.A.ALI AYAA OGEYSIINAYA DHAMAAN KOOXAHA HEERKA 2AAD EE DEGMADDA M.HAYBE IYO NAWAAX8GEEDA IN TARTAN AAD IYO AAD LOOSOO AGAASIMAY LAGU QABANDOONA GAGIDAAS TARTANKAAS OO LOOGU MAGAC DARAY MUNAASIBADDA QARAN EE HAPPY 18MAY

KOOXAHA KA QEYB GALAYA AYAA AH KUWO KOOBAAN LASOCOD WACAN DHAMAAN MUCAASHAQIINTA KUBADDA CAGTA

WAAD MAHADSANTIIN

10/04/2026

Cambaarayn warqad kasoo baxday dowladda hoose ee degmadda m haybe

Gudidan dhinaca ka raran ayaa horaanti sandakan si iskeed ah iskugu magacowday gudi degmo iyagooon Waxba u ogeen garoomadda kale degmadda iyagoo ku kacay lunsasho agab sports iyo dhaqaale loogu talo galay garoomadda M.A.Ali iyo masalaha gudihi bishii ramadaan ee Ina sabootiday maalmo kahor

Sidoo kale iyagoo sheeganaya magaca gudi heer degmo hadanna aanay usineen garoomadda degmaddu waxaanu go,aansanay inaanay na matali karin maamul garoon ahaan se aanu uqoonsanahay maamul garoonka guryo samo

Maamul garoona ma maamuli karo maamul garoon kale

Waxaanu ka codsanaynaa gudoomiyayaasha ay warqadanni kasoo baxday in ay dib uga fiirsadaan warqadda ay soosaareen ee aanaau Waxba Kala socon maamul ahaan

19/03/2026

Ogaysiis Muhima .

Manta Oo taariikhdu tahay 19/march/2026waxaanu soo Gabagabaynaynaa Tartanka Heerka 1aad ee Garoonka Maxamuud Axmed Ali .
Kasoo Qaybgal al Wanaagsan Dhammaantiin.

09/02/2026

Maamulka Garoonka Maxamud Ahmed Ali waxay Ogaysiinayaan dhaman Kooxaha Heerka Kowaad iyo Heerka labaad inuu bilaabmayo isdiwaan Galinta Koobka bisha Barakaysan Ee Ramadan Isla-markaana waxay ku wargaliyeen dhaman Kooxaha inay horre isku diwaan galiyaan, si diwaan galintu way socotaa Fadlan h**e ugaadh.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Star Area
Hargeisa