21/08/2026
Ezri Konsa ayaa lagu soo bandhigay garoonka Emirates ka hor kulankii furitaanka Arsenal iyo Coventry. 👋
⚽️ Kubad | Taariikh | Troll
🔥 Falanqayn,xusuus & daqiiqado taarikhi ah
🌍 Ciyaaraha adduunka & Kuwa Dalka
21/08/2026
Ezri Konsa ayaa lagu soo bandhigay garoonka Emirates ka hor kulankii furitaanka Arsenal iyo Coventry. 👋
Kooxda Sidii Ugu Macquulsanayd Uga Soo Adeegatay Suuqa Kala Iibsiga
19/08/2026
Joao Pedro ayaa xidhan doona lambarka 9aad ee kooxda xili-ciyaareedka cusub. ✅
Ma Jabin Doonaa Streakga Lambarkan Habaaran
19/08/2026
Fofana Ayaa mar kale xidhan lambarka 3-aad.
Lambarkii uu ku xidhnaa Waqtigiisi Leicester, xilligaas oo uu u Ahaa ciyaaryahan aan la dhaafi karin.
Hadda oo Xabi Alonso uu kooxda hogaaminayo, ma arki doonaa ugu dambayn Wesley Fofana-kii dhabta ahaa?
Marka uu si buuxda u caafimaad qabo, waa difaaca ugu fiican Chelsea. 🔵🔥
Mustaqbalka kubada Ayuu Ahaa ilaa hal daqiiqo ay wax walba bedeshay. 💔⚽️
17/08/2026
Kylian Mbappé iyo Bernardo Silva ayaa dib u midoobay sagaal sano kadib. ❤️
Labadoodu waxay h**e ugu wada ciyaareen AS Monaco, ka hor inta aysan waddooyinkoodakala raacin . 🔴⚪️
17/08/2026
Raphinha ayaa noqday kabtanka cusub ee Barcelona, sida ay sheegtay ESPN. 👏
Raphinha xilli ciyaareedkii h**e wuxuu ahaa kabtanka saddexaad ee Barcelona, waxaana hadda loo dalacsiiyay inuu noqdo kabtanka koowaad. 💪🔵🔴
17/08/2026
🚨 RASMI: FERMIN LÓPEZ WUXUU NOQDAY LAMBARKA 7️⃣ EE CUSUB EE BARÇA, ISAGOO JIDKA U BANNEEYAY RODRI 1️⃣6️⃣
Fermín López ayaa la wareegay lambarka 7️⃣ ee Ferran Torres, kadib markii Rodri uu codsaday inuu xidho lambarkiisa caanka ah ee 1️⃣6️⃣🤝
Rodri ayaa sidaas ku sii wadan doona lambarkiisii caanka ahaa ee 1️⃣6️⃣. 😁
16/08/2026
Christos Tzolis kulankiisii ugu h**eeyay ee uu ka hor yimaado mid ka mid ah kooxaha “Big Six” ee Premier League ee Arsenal… 🔥