Asma Gadhwayne

Asma Gadhwayne

Share

Professional Journalist. Media Personality
Multi Award-winning journalist, Committed to truth, credible reporting & public awareness

29/08/2026

Wariye Cabdiqani Baylood ayaa la sheegay in saaka lagu xidhay xarunta Dambi-baadhista ee CID-da, kaddib markii shalay looga yeedhay xarunta, sida lagu sheegay bartiisa Facebook.

28/08/2026

Abwaan Ismaaciil Jiheeye oo Hadda La Xidhay, Kadib Markii uu tiriye gabay habaara oo madaxweyne Cirro ku socday

28/08/2026

Sheikh Dirir oo soo bandhigay 34 sano in ka dib agabyadii uu Tasfiirka ku duubi jiray

28/08/2026

Jimce mubaarik

Jimcuhu waa maalin barako iyo cibaado badan leh

waa fursad wanaagsan oo lagu badiyo salaadda, ducada, Qur'aan akhriska istiqfaarta iyo saliga Nabiga SWC

28/08/2026

Cabdisalaan Hareri oo ka sheekeeyay sheekada ninkii dawada khaldan u soo diray walaalkii oo xanuunsanaya

27/08/2026

Cabdisalaan Hareri oo ka sheekeeyay Waayihiisii shaqo ee VOA

27/08/2026

Hambalyo walaashay muhiim Yuusuf maxamed

Dedaalka waan kugu ogaa in aad tan iyo Maalintaad malcaamada bilawday ee aad mudo 1 sano ah ku xiftiday quraanka kariimka

Maantana waxaad keentay darajo naga farxisay dhamaatayo waalid iyo walaalba

Guulo kale oo badan gaadh walaashay
Muhiim Yousuf

27/08/2026

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelka, asxaabta iyo dhammaan bahda caafimaadka ee uu ka baxay marxuum Dr Jamaal aar

Alle ha u naxariisto marxuumka, qabrigana ha u waasiciyo, Jannatul Firdowsana haka waraabiyo. Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan haka siiyo. Aamiin

27/08/2026

"Wariye Cawke AHN waxa uu ahaa nin niyad fiican..." Cabdisalaan Hareeri

27/08/2026

“Dalka meelkasta oo aad fiiriso waa laga qaylayaa oo holac ayaa ka socda …” Xoghayaha Guud ee xisbiga KAAH

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Saxafiyad
Hargeisa
3140405