Garowe City Club Football

Garowe City Club Football

Share

Pageka Saxda ah ee kooxda Garoowe city

02/09/2026

Friendly Game
Garowe City vs Wadajir

โฐ 03:30pm
๐ŸŸ๏ธ Mira Awaare
๐Ÿ“… Khamiis,03/09/2026

Photos from Garowe City Club Football's post 29/08/2026

Saxiix kale oo Cusub
Kooxda Dowladda hoose ee Caasimadda Garoowe Garowe City Club Football ayaa lasoo wareegtay

Ciyaaryahan ๐—๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—–/๐˜„๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ (๐—๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ผ)
Ku Soo dhawoow Kooxda Caasimada.

Macalinka Kooxda Caasimadda Garowe City Mohamoud Esse Aw Ahmed ayaa weli ku hawlan Dardargalinta iyo Hormarinta Kooxda Caasimada

Photos from Garowe City Club Football's post 28/08/2026

Kooxda Dowladda hoose ee Caasimadda Garoowe Garowe City Club Football ayaa lasoo wareegtay Ciyaaryahankii labaad oo Cusub kuna Soo biiraya Xili Ciyaareedka Cusub 2026/2027

Ciyaaryahan ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—–/๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—พ ๐—ฆ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ (๐—๐—ถ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ)
Ku Soo dhawoow Kooxda Caasimada.

Macalinka Kooxda Caasimadda Garowe City Mohamoud Esse Aw Ahmed ayaa weli ku hawlan Dardargalinta iyo Hormarinta Kooxda Caasimada

Photos from Garowe City Club Football's post 25/08/2026

Kooxda Dowladda hoose ee Caasimadda Garoowe Garowe City Club Football ayaa lasoo wareegtay Ciyaaryahano Cusub Xili Ciyaareedka Cusub.

Ciyaaryahan Najiib Faarax Aadan ( ) oo ka ciyaara Garabka Bidix ee weerarka.

Macalinka Kooxda Caasimadda Garowe City Mohamoud Esse Aw Ahmed ayaa wada Dardargalinta iyo Isku dubaridka Kooxda Caasimadda Garoowe taas oo kamid ah Kooxaha Heerka 1โ€™aad ee Gobolka Nugaal.

04/07/2026

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
Maamulka,macalimiinta iyo dhammaan ciyaartoyda Kooxda Garowe City Club Football Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyootay waxaan si gaara ugu tacsiyaaynaynaa legendkii h**e ee Kooxda soo noqday macalimiinta soo laylisay kooxda Elcaptaino Abdulahi Gacmovic Somalia.

Waxaan Alle uga baryayaa inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, dambigeedana dhaafo, qabrigeedana u waasiciyo. Ehelka iyo qoyskeedana waxaan Alle uga baryayaa samir iyo iimaan uu ka siiyo geeridaas murugada leh.
Aamiin.

22/06/2026

Macalinka Kooxda Caasimada
Garowe City Club Football
Mohamoud Esse Aw Ahmed

20/06/2026

Kooxda Caasimada
Garoowe City Football Clup

19/06/2026

Saxiixyada cusub ee Ku Soo biiray Kooxda Garoowe City Football Clup xagaagan

1. Maxamed Faarax Maxamuud
2. Cabdinaasir Siciid Faarax
3. C/laahi maxud Xaashi
Ku Soo dhawaada Kooxda Caasimada Garowe

19/06/2026

Full-time
Garoowe City 1 - 0

18/06/2026

CIYAAR SAAXIIBTINIMO

Garoowe City vs

๐ŸŸ๏ธMire Aware
โฐ3:30pm

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Nugaal
Garowe
0000