Danab Sports

Danab Sports

Share

Danab Sports waa qeyb kamid ah shabakadda Warbaahinta ee Danab Cable TV oo Arrimaha Bulshada ka shaqeysa.

09/08/2026

Maxay yihiin xeerarka Tababare Jose Mourinho kusoo rogay ciyaartoyda Real Madrid ?

09/08/2026

Ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub, kulamada saaxiibtinimo (pre-season) maxaan ka baran karnaa .

05/08/2026

πŸ† FINAL πŸ†
Koobka Degmada Rako Raaxo – Gobolka Karkaar

βš”οΈ Deegaanka Adingeri πŸ†š Deegaanka Xaraar

πŸ“… Taariikh: 05.08.2026
⏰ Wakhti: 3:30 Galabnimo
πŸ“ Garoonka: Rako Raaxo Stadium

πŸ”₯ Ciyaarta k**a dambaysta ah ee tartanka – yaa qaadi doona koobka?

04/08/2026

⚽ XAMAASAD, DABAAL DAG IYO JAWI XASUUS LEH πŸ“Ί

Ha seegin hal daqiiqo oo ka mid ah ciyaaraha oo Ku raaxayso daawashada kubadda cagta iyo barnaamijyada kale ee madadaalada adigoo adeegsanaya Receiver-ka Danab Cable TV.

βœ… Internet uma baahnid
βœ… Daawo ciyaaraha caalamka si toos ah
βœ… Kula raaxayso qoyska iyo asxaabtaada meel kasta

πŸ“ maanta dalbo oo maanta hel :

☎️ 5444111
☎️ 5444222
☎️ 4111112

Photos from Danab Sports's post 31/07/2026

SAWIRRO: Kulan ciyaareed si heer sare ah loo soo abaabulay, laguna maamuusayay 1-da Agoosto oo ah maalinta dhalashada Dowladda Puntland ,oo ay qabatay Kooxda 3G ayaa ka dhacay Garoonka SANSIRO ee magaalada Garoowe .

31/07/2026

Kooxda Chelsea iyo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.

28/07/2026

KOOBKA KUBADDA CAGTA πŸ”₯
Degmada Rako Raaxo – Gobolka Karkaar

⚽ Kulan xiisihiisa wata
Adingeri πŸ†š Xaraar

🏟️ Garoonka: Rako Raaxo Stadium
⏰ Saacadda: 3:30 Galabnimo
πŸ“… Taariikhda: 28/07/2026

27/07/2026

KOOBKA KUBADDA CAGTA πŸ”₯
Degmada Rako Raaxo – Gobolka Karkaar

⚽ Kulanka Labaad
Rako Raaxo πŸ†š Liqaan

🏟️ Garoonka: Rako Raaxo Stadium
⏰ Saacadda: 3:30 Galabnimo
πŸ“… Taariikhda: 27/07/2026

πŸŽ‰ Kaalay oo ka mid noqo taageerayaasha furitaanka koobka! .

27/07/2026

Mudug Akaadeemiya ayaa u qabatay kooxaha da’yarta ay soo saarto Koob Kubadda Cagta ah oo munaasabad la xiriirta maalinta 1-da Agoosto.

26/07/2026

KOOBKA KUBADDA CAGTA πŸ”₯
Degmada Rako Raaxo – Gobolka Karkaar

⚽ Kulanka Labaad
Adingeri πŸ†š uur jire

🏟️ Garoonka: Rako Raaxo Stadium
⏰ Saacadda: 3:30 Galabnimo
πŸ“… Taariikhda: 26/07/2026

πŸŽ‰ Kaalay oo ka mid noqo taageerayaasha furitaanka koobka! .

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Garoowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Garoowe, Meeraysane Street
Garoowe
252