07/05/2026
Kooxda daโyarta Heerka 5-aad ee Xaafadda Calanley ayaa maanta si rasmi ah usoo bandhigay dareeska cusub ee kooxda ๐ฅโจ
Dhalinyaro leh hibbo, karti iyo hammi sare ayaa diyaar u ah inay magaca Calanley meel sare gaarsiiyaan ๐ช๐ฅ
โMustaqbalka kubadda cagta wuxuu ka bilaabmaa daโyarta maanta.โ โค๏ธโฝ๏ธ
24/04/2026
โฝ MATCH DAY โฝ
๐ด Calanley FC vs Somtel FC ๐ก
๐ Heerka 4aad
๐
24 April 2026
โฐ 4:00 PM
๐ Somtel Stadium
20/04/2026
๐FULL TIME
Calanley FC 5๏ธโฃโ2๏ธโฃ Dur Dur City
๐ M.H. Urey Stadium
โฝ Guul weyn oo ay gaartay Calanley!
๐ฅ Bandhig ciyaareed cajiib ah iyo goolal badan!
19/04/2026
๐ฅMATCH DAY ๐ฅ
Calanley FC ๐ Dur Dur City
๐ M.H. Urey Stadium
๐
19 April 2026
โฐ 9:30
โฝ Big Game, Big Moments!
16/04/2026
๐ฅ COME BACK Cajiib ah!
FULL TIME ๐
Calanley 4๏ธโฃ - 3๏ธโฃ Topaz
Nigeeye 'โฝ๏ธโฝ๏ธ
Xabiib 'โฝ๏ธ
Abdirahman 'โฝ๏ธ
๐ Modern Stadium ๐
๐
16/04/2026
29/03/2026
๐ฅ MATCH DAY ๐ฅ
๐ด CALANLEY FC ๐ ๐ก NEW STARS
๐ Modern Stadium
๐ 16:00
๐
29/03/2026
24/03/2026
MATCH DAY ๐ฅ
CALANLEY ๐ ARMY FC
๐๏ธ Garoonka: Modern Stadium
๐
Taariikhda: Talaado, 24 March 2026
โฐ Saacadda: 16:00 (4:00 PM)
18/03/2026
๐ Best Young Player ๐
Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa ciyaaryahanka daโda yar ee hibada gaarka ah leh, ๐๐ฏ๐๐ต๐ถ๐ฟ ๐๐น๐ถ-๐๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ฟ oo ku guuleystay abaal-marinta Best Young Player ee tartanka Calanley Ramadan Cup.
Abshir wuxuu soo bandhigay karti difaac oo heer sare ah, waxuuna ku darsaday xirfad, akhlaaq iyo anshax wanaagsan.
๐ Hambalyo Abshir โ mustaqbal ifaya ayaad leedahay!
18/03/2026
๐ Xiddigaha Ugu Goolasha Badan Tartanka ๐
Waxaan si sharaf leh u hambalyeynaynaa saddex ciyaaryahan oo si wadajir ah ugu guuleystay abaal-marinta Gool-dhaliyaha Ugu Sareeya Tartanka, kaddib markii ay muujiyeen waxqabad heer sare ah.
โฝ Yunez Apderzak Hussien (Jaqiiq)
โฝ Saadaq Cabdi Cabdullhi (Saadaqey)
โฝ รli รbdirsak Elmi (Ali-Dhoof)
Saddexdan ciyaaryahan mid kasta wuxuu tartanka ka dhaliyay 3 gool, taasoo keentay in si wadajir ah loogu gudoonsiiyo abaal-marinta.
๐ Hambalyo xiddigahan, waa tusaale muujinaya dadaal, xirfad iyo tartan qurux badan!
18/03/2026
Waxaan si sharaf leh ugu hambalyeynaynaa Yunez Apderzak Hussien oo loo doortay ciyaaryahanka ugu wanaagsan tartanka Calanley Ramadan Cup.
Bandhiggiisa, dadaalkiisa iyo xirfaddiisa ayaa ka dhigay mid ka dhex iftiima dhammaan ciyaartoyda.
๐ Hambalyo geesi!
๐ New Calanley