Tottenham somali fanis

Tottenham somali fanis

Share

ku so dhawow wararki kubada cagta

01/07/2026

🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨 Tottenham ayaa diyaarinysa dalab kale oo ay ku jabinayaan Recordka saxeexoodi ugu qaalisanaa markale in ay ka gudbiyaan Sandro Tonali, Dalabka Spurs ayaa u dhaxeyn doona 90-100 million (Nicolas schira)

16/06/2026

Rasmi

14/06/2026

Saxeexyada Robertson iyo Sanesi oo ay dheertahay Qandaraas kordhinta Pedro Porro waa fariin cad oo Tottenham ku sheegayso in aanay ku sii jireyn kaalmaha hoose ee horyaalka, Spurs ayaa qorsheyneysa kusoo laabashada Heerkoodi saxdaa ahaa ee Kaalmaha Top6ka.

12/06/2026

Marcos Senesi ayaa ku biiray xulka Argentina ee koobka aduunka 2026 FIFA πŸ†πŸ‡¦πŸ‡·

08/06/2026

πŸš¨πŸ’£ BREAKING:

Tottenham iyo Manchester City ayaa ku dhow inay heshiis ka gaaraan iibka Savinho, waxaana qiimaha lagu qiyaasay ku dhowaad 70M oo Euro.😱

06/06/2026

Shaxda sanadka danbe la filayo wa tan

Ile jnte ku qimen lahayd 10 ?

Follow itabta zxbayal codsi waye

Photos from Tottenham somali fanis's post 06/06/2026

Rasmi Rupertson laso bandhigay fananadisa ninkan 2 sano walagu shaqaysan kara

04/06/2026

Tottenham ayaa ku dhow in ay heshiis shaqsi ah la gaadhaan jan paul van hecke (mike veerwij)

03/06/2026

Xavi ayaa story-giisa ku bahiyay sawirada isaga iyo Savinho xiligii ay joogeen PSV...😳

Meshaas raggani wacdaro ayay ka dhigi-jireen hadda waxay ku midoobi doonan Tottenham tanina waxay cadeyn u tahay Savinho inuu Simon usoo socdo..πŸ”₯

Asxabta page follow dhaha wararka suqa kala ibsiga xagan kala socda

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Hormar
Gaalkacyo