Boore Stadium
Garoonka Kubada Cagta Boore Fadlan Like Saar Garoonka Ciyaaraha Degmada Balad-Xaawo garoonka
12/07/2024
Muuqa Sare Ee Garoonka Boore Stadium
Kooxda Hormuud United Ayaa Saaka Tababar Aan Caadi Aheyn Ku Sameysay Garoonka Boore Stadium
25/12/2023
Kulanka galabta oo ah kulan xasaasi ah waxaa wada dheeli doona insha Alaah Kooxaha kala ah
ELMAN FOOTBALL CLUB iyo Hormuud United
Sadaalinta waa ay furantahay.
Folow pageka
Like saar postiga
Comment wining team with goals.
25/08/2022
War Dag Dag: Isku aadka Champions League oo lasoo saaray.
Kooxdaada Guruubkee ku jirtaa ?
10/04/2022
Magaladee ka daawaneeysaa Kulanka Weyn ee Man City Vs Liverpool ?
06/03/2022
Saadaali Oo ku Guuleyso $30 kulanka Adag Ee U Dhaxeeya Kooxaha Kala Ah Manchester City Iyo Manchester United.
Sharuuddaha:-
1. Like Saar Page-ka
2. Share-Garee Postigan
3. Saadaalintu Waxey Ku Egtahay Markey Bilaabanto Ciyaarta.
F.g: Hadii Aadan Shuruudaha Buuxin, Qofka Buuxiya Ee Kaa Dambeeya Baa Abaalmarinta Heli Doona.
Nasiib Wacan.
30/01/2022
Daawasha Wacan ✅
02/01/2021
Bismillah ☝️
BARITOOLA OO AXAD AH AWAY GAME I A
REAL STAR VS HORMUUD UNITED
GAROONKA REAL STAR
SAACADA 4:35 INSHA ALLAH
DHALANYARO WAQTIGA HALA ILAALIYO
INSHA ALLAH DAAWASHO WACAN
THE TEAM
09/12/2020
Neymar Jr ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee laba koox oo kala duwan u dhaliyay 20 gool taariikhda Champions League
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Buulo Xaawiyow
1432