Burco Football Fans

Burco Football Fans

Share

Bogan waxa ku midaysan taageerayaasha kooxaha Burco taageera. "Burco waxay ku taal xididada tin iyo cib tabanaaya dhiigee".

08/02/2026

Cadayn:

Anigoo ah Cabdicasiis Xasan dheere oo ku hadlaya afka Garsoorka Somaliland waxaan halkan ku cadaynayaa inaanu qaadanay wixii aanu xaqq ulahayn garsoor ahaan ee aanu ku shaqaynayey mudo bil iyo dheeraad ah ,

Waxaanu ku hawlgalaynay 28 garsoore oo kakala socday JSL oo dhan kuwaasi mid walba wixii uu xaq ulahaa qaatay sidaan ka warhayo si wanaagsan loo wada anbabixiyey loona sooryeey

Waxaa ceeb ah in la xajiimiyeeyo oo laga been abuurto maamulkii yo masuuliyiintii wasaarada iyo xidhiidhkii aanu sida fiican ula soo shaqaynay lana shaqandoono hadii alle idmo , waxaan mar labaad cadaynayaa inaanay jirin wax xaq ah oo nagaga maqan Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha iyi xidhiidhka Ciyaaraha Somaliland , wanaag iyo sharaf ayaanu u haynaa waxaan leeyahay dhamaan bahdayna waar aynu alle ka cabsano .

W/Q Cabdicasiis xasan Dheere

08/02/2026

Manchester United somali fans waa markiinii ee hambalyo ku dabaal daga maalmihiina

06/02/2026

Baafin Curiye.

05/02/2026

Coach .
Coach Ass.
Captian.

05/02/2026

Hambalyo Kooxda Caasimada.

05/02/2026

Rasmi :Kulanka Galabta Gaashaan iyo Dawladda Hoose ee Hargeysa waxaa dhex dhexaadin doona garsoore Cabdicasiis Xasan .

05/02/2026

Ciyaar kasta ma lacagta saadaasha iga qaata idinka baryayaa meelo kale oo waxaba bixinayna 1k like ah ayaad siinaysaan.

05/02/2026

Shuruudaha.

Bage Follow dheh.
Like saar.
Commenting, saadaasha bes.

04/02/2026

Waa kuma ?

04/02/2026

Sawirku qurux badanaa. FINAL.

03/02/2026

RASMI:- Kooxda faca-Wayn ee Gashaan Boorama oo kamida Kooxaha Heerka Koowaad Ee G.Awdal ayaa Maanta si rasmiya loo Qarameeyay.

Kooxda ayaa Hadeed heli doonta Xuquuqda Aas-Aasiga ee ay helaaan Kooxaha ku Ciyaara Magaca Ciidanka Qaranka ( )

Kooxda ayaa si rasmiya ugu soo noqonaysaa Saaxadda Ciyaaraha

Kooxdan oo kamida Kooxaha Tariikh ahaan iyo kubad ahaanba ugu Wayn uguna Wanaagsan G.Awdal ayaa dib u dhiskeedu Waxa uu horseedayaa in Horyaalka G.Awdal uu Noqdo mid Xiisihiisa gaarka ah Wata.

Ma isleedahay Gashaan Boorama oo aad Horay u ogayd kaalinteeda Sports Boorama Iyo Tayada Xidigaha Horay u joogay oo lagu soodaray dayar Cusub Waxay noqon dontaa Cudud aanay cidina Muquunin karin Marka la joogo Garoomada Cagaaran ee Somaliland iyo kuwa Gobolkaba.?

FG:- Sawirkan ayaa Waxa kuwada jira Madaxwaynaha Somaliland Taliska Ciidanka iyo labada koxood ee Boorama iyo Ceerigaabo oo Maanta lawada Qarameeyay.

W/Q: Real Sports

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Burco
+252 63