05/05/2026
Part 2
Rowda Football Academy Bosaso
Rowda Football Academy Bosaso οΏ½οΏ½
Halka ay ka bilaabato safarka guusha
Qof walba oo halkan jooga
05/05/2026
Part 2
Rowda Football Academy Bosaso
04/05/2026
Part 1 πΈ sawirada kooxda Rowda Football Academy Bosaso
29/04/2026
SAXIBTINIMO
FREINDLY MATCH
Team Rowda fc VS Team J.Sodonka
Garoonka: J.sodonka
Date: 29/4/2026
Day : Arbaca
Time : 3:30pm
Location: Bosaaso
26/04/2026
WAQTIGII QURUX BADAN IYO SAFAR QURUX BADAN MY TEAM ROWDA FC
Sanaag Somalia πΈπ΄
22/04/2026
FRIENDLY MATCH π€π
BOOSAASO π HADAF-TIMO
Team Rowda fc VS Team Higlo fc
Hadaftimo ππβ½οΈ
: 24/4/2026
Jimce
Libaaxe
3:30pm
Rowda Football Academy Bosaso πͺ
22/04/2026
ROWDA FC ayaa safkeeda ku soo dartay
xiddiga 5naad ee Siciid Jaamac Siciid Bakhuli,
kaas oo si rasmi ah uga mid noqon doona Kooxda ROWDA FC
2026
20/04/2026
ROWDA FC ayaa safkeeda ku soo dartay
2 ciyaaryahan iyo 2 goolhaye,
kuwaas oo si rasmi ah uga mid noqon doona Kooxda ROWDA FC.
soo dhawaada qoyska ROWDA
Guul iyo horumar ayaan wada gaaraynaa
Soo dhawaada geesiyaal
14/04/2026
π KOOBKA ISDHEXGALKA DHALINYARADA XAAFADDA ROWDA β½
(Gaar ahaan yaryarka)
π FINAL β ROWDA CUP 2026
Horseed FC π Golis FC
π
Jimce | 17 April 2026
π Rays Stadium
β° 7:00 PM
h**e wuxuu ahaa mid qurux badan,
laakiin kan dhalinyarada Xafadda Rowda
wuxuu noqonayaa mid ka sii qurux badan ππ―
π£ Ha seegin finalka β½
π― Koobka:
Isdhexgalka iyo mideynta dhalinyarada Xaafadda Rowda π€
wacan dhammaantiin ππ―
β½π₯
05/04/2026
Part 4 ππΈ
MAHADNAQ IYO SHAHAADO SHARAF π
Waxaa la maamuusay dhammaan dadkii masuulka ahaa
ee door weyn ka qaatay qabsoomidda
Koobka Isdhexgalka Dhalinyarada Xaafadda Rowda β½π
Guul kasta gadaasheeda waxaa taagan dad aan muuqanβ¦
idinkuna waxaad tihiin laf dhabarta guusha π―
π Shahaadadan waa astaan yar oo lagu muujinayo
qadarin iyo ixtiraam weyn
π Rowda waa Midnimo
π Follow garee si aad ula socoto dhacdooyinka dambe
π Tag garee qof aad u aragto inuu mudan yahay π«΅π―
04/04/2026
Part 3 ππΈ
ABALMARINTA BALAYARINTA KOOBKA ISDHEXGALKA DHALINYARADA XAFADA ROWDA
π Rowda waa Midnimo
π Follow garee si aad ula socoto dhacdooyinka dambe
π Tag garee saaxiibkaa si uu u arko π―