30/01/2026
MUBARAK π BCC
π― SAADAALI OO GUULEYSO!
π Ku qor faallada score-ka saxda ah
π Like saar post-kan
π Share garee si asxaabtaada uga qeyb qaataan
QOFKII SI SAX AH U SAADALIYA KULANKAN, WUXUU KU GUULEYSTA
πΆ FANAANAD MAALIYAD OO AY BIXINAYSO Panbile Sports Group.
β° Degdeg u saadaali ka hor inta aysan ciyaartu bilaaban!
27/12/2025
ππHAMBALIYO XAFADDA HORSEED π
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Kooxda Xaafadda Horseed oo si sharaf leh ugu guuleysatay Koobka Xaafadaha Degmada Berdale πβ½
Guushan waa mid ka dhalatay dadaal, iyo ciyaar heer sare ah πͺπ₯
Waxaad noqoteen tusaale ay xaafadaha kale ku daydaan π
Guul joogto ah ayaan idiin rajeyneynaa, hana noqoto bilow guulo ka waaweyn kan InshaβAllah β
Hambalyo mar kale Champions! ππ₯
25/12/2025
π―π―π―π―π― MATCH DAY! β½ π―π―π―π―π―
HORSEED π OCTOBER
π― SAADAALI OO GUULEYSO!
π Ku qor faallada score-ka saxda ah
π Like saar post-kan
π Share garee si asxaabtaada uga qeyb qaataan
π QOFKII SI SAX AH U SAADALIYA KULANKAN, WUXUU KU GUULEYSTA
πΆ FANAANAD MAALIYAD OO AY BIXINAYSO PANBILE SPORTS GROUP!
β° Degdeg u saadaali ka hor inta aysan ciyaartu bilaaban!