Appeal For Barawa Football Ground -ABFG

Appeal For Barawa Football Ground -ABFG

Share

Muwaadin Ka Qayb Qaado Roog Dhigista GAROONKA KUBADDA CAGTA DEGMADA BARAAWE

21/02/2026

๐—ฅ๐—ผ๐—ผ๐—ด ๐——๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ถ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ฎ ๐—”๐—น๐—ถ ๐—ข๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ผ๐˜„ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ โ€“ ๐—œ๐˜€-๐—ซ๐—ถ๐—น๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ!

Baraawe waa la horumarin karaa, haddii aan gacmaha is qabsanno!

Muwaadin ka qayb qaado roog Dhigista Garoonka Ali Omar Sheegow.

Hassan Sheikh Mohamud
H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS
Somali Football Federation 1951
Southwest State of Somalia

26/12/2025

Mahadsanid Masuul ๐Ÿ‘

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha KGS Mudane Mustaf Sheekh Abdullahi Hassan (Adaf ) ayaa Roog Dhigista Garoonka Kubadda Cagta Degmada Baraawe ugu deeqay $500 (Shan Boqol Oo Dollar).

"Masuul dhallinyaro ah, howlkar ah, leh danqasho iyo dareen shacab.

Baraawe waa la horumarin karaa, haddii aan gacmaha is qabsanno!

Muwaadin ka qayb qaado roog Dhigista Garoonka Ali Omar Sheegow.

26/12/2025

๐—ฅ๐—ผ๐—ผ๐—ด ๐——๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ถ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ฎ ๐—”๐—น๐—ถ ๐—ข๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ผ๐˜„ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ โ€“ ๐—œ๐˜€-๐—ซ๐—ถ๐—น๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ!

Waxaan u mahadcelineynaa Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS Mudane Mustaf Abdullahi Hassan oo Roog Dhigista Garoonka Kubadda Cagta Degmada Baraawe ugu deeqay $500 (Shan Boqol Oo Dollar).

Agaasimaha waxa uu ballan qaaday in uu bixin doono dadaallo kale oo fara badan oo uu ku garab istaagaayo Roog Dhigista Garoonka ilaa Garoonka Degmada Baraawe uu ka noqonaayo garoon caalami ah.

"Masuul dhallinyaro ah, howlkar ah, leh danqasho iyo dareen shacab.

Mahadsanid mar 2aad Agaasime.

Baraawe waa la horumarin karaa, haddii aan gacmaha is qabsanno!

Muwaadin ka qayb qaado roog Dhigista Garoonka Ali Omar Sheegow.

Villa Somalia
Southwest State of Somalia
Hassan Sheikh Mohamud
H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS
Somali Football Federation 1951

21/12/2025

Mahadsanidiin bahda Kunya Barrow TV

๐—ฅ๐—ผ๐—ผ๐—ด ๐——๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ถ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ฎ ๐—”๐—น๐—ถ ๐—ข๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ผ๐˜„ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ โ€“ ๐—œ๐˜€-๐—ซ๐—ถ๐—น๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ!

Mahadcelin

Waxaan mahadcelin ballaaran halkaan uga direynaa Mudane Abdukadir Sheikh Mohamed oo ka mid ah haldoorrada dhallinyarada iyo laf-dhabarta dadka iyo deegaanka Baraawe deggan Dalka Mareynkanka ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ oo maalmahaan ku sugan degmada baraawe una yimid howlo samafal iyo ka qayb-qaadashada adeegyada bulshada.
Kulan iyo Is-xog wareysi uu la yeeshay Guddiga Is-xilqaanka Roog Dhigista Garoonka Kubadda Cagta Ali Omar Sheegow ee Degmada Barawe, guddiga ayaa uga war-bixiyey marxaladda uu maraayo Is-xilqaanka Roog Dhigista, waxa uu soo dhoweeyey shaqada quruxda badan ay Guddiga iyo Dadka Reer Barawe haayaan, intaas kadib waxa uu ballan qaaday in uu qaadan doono shaqada mid ka mid ah qaybaha ugu muhiimsan oo ah Dhismaha Dhulka, Shubka iyo Simidda Garoonka lacagtaas oo qiyaas ahaan lagu qiimeeyey $50,000+ (Konton Kun Oo Dollar).

Sidoo kale waxaa shaqada ka hari doonta Roogga oo ah Shaqada 2aad ee ugu muhiimsan.

Baraawe waa la horumarin karaa, haddii aan gacmaha is qabsanno!

Muwaadin ka qayb qaado roog Dhigista Garoonka Ali Omar Sheegow.

Kunya Barrow Tv

20/12/2025

๐—ฅ๐—ผ๐—ผ๐—ด ๐——๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ถ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ฎ ๐—”๐—น๐—ถ ๐—ข๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ผ๐˜„ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ โ€“ ๐—œ๐˜€-๐—ซ๐—ถ๐—น๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ!

Waxaan mahadcelin ballaaran halkaan uga direynaa Mudane Abdukadir Sheikh Mohamed oo ka mid ah haldoorrada dhallinyarada iyo laf-dhabarta dadka iyo deegaanka Baraawe oo ah shaqsi si iskiis ah ugu adeega dadka iyo deegaanka jecelna adeegyada wax-tarka u leh bulshada, deggan Dalka Mareynkanka ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ oo maalmahaan ku sugan degmada baraawe una yimid howlo samafal iyo ka qayb-qaadashada adeegyada bulshada.
Kulan iyo Is-xog wareysi uu la yeeshay Guddiga Is-xilqaanka Roog Dhigista Garoonka Kubadda Cagta Ali Omar Sheegow ee Degmada Barawe, guddiga ayaa uga war-bixiyey marxaladda uu maraayo Is-xilqaanka Roog Dhigista, waxa uu soo dhoweeyey shaqada quruxda badan ay Guddiga iyo Dadka Reer Barawe haayaan, intaas kadib waxa uu ballan qaaday in uu qaadan doono shaqada mid ka mid ah qaybaha ugu muhiimsan oo ah Dhismaha Dhulka, Shubka iyo Simidda Garoonka lacagtaas oo qiyaas ahaan lagu qiimeeyey $60,000+ (Lixdan Kun Oo Dollar).

Sidoo kale waxaa shaqada ka hari doonta Roogga oo ah Shaqada 2aad ee ugu muhiimsan.

Baraawe waa la horumarin karaa, haddii aan gacmaha is qabsanno!

Muwaadin ka qayb qaado roog Dhigista Garoonka Ali Omar Sheegow.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Baraawe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Ali Omar Shegow Stadium
Baraawe
252