17/09/2023
Biri galab waxaa jiro kulan in badan Lawada sugaayay Kooxda guulaha badan ee Al furqaan iyo koxda onkod ayaa usku arki rabo markii 2 labaad Taarikha ahaan kulamada ay ciyaaren Al furqaan ayaa guul ka gaartay birina waxaa la filaa in aay qadaan wadadii h**e ee logo bartay guul insha allaah
27/07/2023
Halkaan maxaa kaaga muuqdo jiilkii dahabiga ahaa ee Al furqaan xasuusta dib u raac kaa ka xusi kartaaa halkaaan
27/07/2023
Tawabarkii sakay Ciyaaryahnada 12 jira
Iyo 16 jirada Academy Al furqaan A.c
08/07/2023
Tawabarkii manta waxuu kusoo dhamaday jawi qurux badan alle ayaa mahada leh 2 macalin yaxye iyo maamulka 3 ciyaaryahnadii sida quruxda badan usoo ajiibay 4 Taageerayaashi Shaaha iyo biyaha la taagnaa Albaabka ayaa mudnaan gooni leh