Alba FC

Alba FC

Share

Welcome to the official page of Alba Football Club! We are one family "Alba family".

31/07/2026

Waad ku mahadsan tahay Halyeey Yusuf Hussein Gure. πŸ₯°

Alba FC mar walba way ku faantaa halyeeyadeedii h**e. πŸ’™βš½

31/07/2026

Dhamaan taageerayaasha Alba FC waxaan idin ku wargelineynaa in kulankii Final-ka ee galabta uu baaqday.

Waxaan ka cudur-daaraneynaa isbeddelka yimid. Taariiqda iyo waqtiga cusub ee ciyaarta dib ayaan idinkala wadeegi doonaa, Insha'Allah.

Mahadsanidiin taageeradiina joogtada ah. πŸ’™βš½

29/07/2026

Gool cajiib ah, xirfad iyo kalsooni lagu dhaliyay!

GaVi 47πŸ”₯βš½οΈπŸ‘

29/07/2026

Penalty Time! πŸ‘€

ALBA πŸ†š AFLAX ⚽️

28/07/2026

Alxamdullilaah.

Ugu dambayn, waxaan u gudubnay Final-ka Beledweyne Cup.

Alba FC βš½οΈπŸ’™

28/07/2026

πŸ”΅πŠπ”π‹π€ππŠπ€ πŒπ€π€ππ“π€βšͺ️

Xogta Kulanka:-

⚽️ Kooxaha: Alba fc πŸ†šοΈ Aflax fc
🏟 Garoonka: Jayga Stadium
⏰ Saacada: 4:30pm
πŸ—“ Maalinta: Talaado
πŸ†Koobka: Balad weyn Cup

Guul Insha'allaah.

27/07/2026

Lugta dahabka ah Abdihakim (Gavi) ayaa hadashay! Gool aan la ilaawi karin. 🎯⚽

Alba FC mar kale way iftiintay.

Photos from Alba FC's post 24/07/2026

πŸ“Έ SAWIRO: QEYBA LABAAD πŸ’™βš½

πŸ’ͺπŸ”₯

Photos from Alba FC's post 23/07/2026

🚨 RASMI: πŸ‘• Maaliyada cusub ee Alba Football Club!

πŸ’™πŸ€

10/?

Photos from Karama Sports's post 10/06/2026

ALBA FOOTBALL CLUB ⚽️ ❀️

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Balad Weyn?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Hiiraan
Balad Weyn