21/08/2024
Kulankeeni ugu horeeyey ee Cup.
DIKOTAR C.F, waxay Ka mid tahay kooxaha Ka dhisan ugana magaca Weyn Magaaladda Baydhabo.
21/08/2024
Kulankeeni ugu horeeyey ee Cup.
21/08/2024
Kulanka galabta ee dhigeena FC. Five Street.
07/03/2023
Group A: Baidoa Cup
07/03/2023
Halftime: Nootaayo Minhaal C.F. 2 FC five Street 1
07/03/2023
Full time: Nootaayo Minhaal C.F. 5 Five street 2
27/11/2022
Baydhabo, 27/11/2022
Shaacinta magaca cusub iyo astaanta ee naadiga Dikotar C.F.
Waxaan halkaan Ku soo shaaciney magaca cusub iyo astaabta ee naadiga Dikotar C.F.
Laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 27/11/2022, waxaan taagyaraasha , cayaartoydda iyo qof walba xiiiseeyo naadiga u sheegayna in magaca cusub ee naadigu yahay, NOOTAAYO MINHAL FOOTBALL CLUB.
Wabillaahi Towfiiq.
14/11/2022
Waa qaar kamid ah cayaartoydda cusub ee naadiga la soo saxiixaatay.
Welcome.