24/07/2026
Guddiga Xaafada Towfiiq Waxay Hambalyo u Dirayaan Xulka Xaafada Towfiiq ee Fc Towfiiq oo Galabta Guul Taariikhi ah Ka Gaartey kullankii Play Offka ahaa Ee Dhigooda kaga adkaadeen Ciyaartii Dhexmartey Fc Towfiiq VS Fc Sheesharow Two, Hambalyo Lee nahay markale iyo Markale..
13/02/2026
dhamaan dhalinyerada laanta 4aad ee Xaafada Towfiiq waxan idiin sheegayaa in Wax barashadii Green Energy ku baran laahayeen dhalinta laanta 4aad ee Towfiiq oo Hay adda save the Chilreen ugu deeqdey inuu maroorsadey gadoomiyaha Towfiiq iyo Gadoomiyaha Laanta4aad ee Towfiiq
18/07/2025
Macalinkii ugu Fiicnaa Macalin Mahamed Abdulahi Gidhaash Degaal Dheer ka Dib Galabta Mirihii baa la guranayaa