Dabsaar fc

Dabsaar fc

Share

Family � �

17/01/2026

I.a Anagaoo sidaan ka Adag Family☝️✊️⚽️ Dabsaar fc

17/09/2025

انالله وانا اليه راجعون Dhamaan xubnaha Naadiga Dabsaar iyo guud ahaan Ciyaartoyda Naadiga waxaan u tacsiyaynayna Wllkeina Ciyaariyahankayna Naadiga Dabsaar Salmaan Aways muuse 'Zoo'' oo Aabihiisa muuse aways muudey ku geeriyooday Degmda afgoi gaar ahaan xafada siigaale

Waxaan Allah (SW) uga baryeena innu Jannat ul Firdows ka waraabiyio marxuumka , qoyskana iyo eheladii uu ka baxayna sabar iyo iiman Allah ha ka siiyo.
انالله وانا اليه راجعون الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته ويلهم أهلها وذويه الصبر والسلوان

29/08/2025

HERE WE GO
HERE WE GO
HERE WE GO
Kusoo dhawaada Naadiga Faca weyn Ee Dabsaar fc
Our Brothers . Yaasin . Salmaan zoo . Liicaato

23/08/2025

Our Boss ✊️ ♥️ Muuse Cali Madaare

17/08/2025

17/8/2024 Maalin aan iloweynin 😢🥺🤲😢 Allah unaxriisto naxriis janno allah siyo wllkeina abdirahman jeylani / wanka / 🤲🥺

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Afgooye
Afgoye