Xildhibanka ciyaaraha

Xildhibanka ciyaaraha

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xildhibanka ciyaaraha, Sports, Mogadishu.

17/06/2026

πŸ”₯ MESSI OO DUNIDA QABSADAY XALAY! 😱⚽ | CR7 OO CEEB IYO DHALIILO WAJAHAY! MAXAA LAGA YIRI? πŸ”₯

15/06/2026

Xulka Spain ayaa sameeyay natiijo lama filaan ah oo taageerayaashu si weyn uga hadleen, halka Belgium πŸ‡§πŸ‡ͺ ay daqiiqadihii ugu dambeeyay ka badbaadday ceeb weyn! 😳⚽

Maxaa dhab ahaantii dhacay? Yaa la yaabay? Yaa la dhaliilay? Dhammaan falanqaynta, natiijooyinka iyo wararkii ugu dambeeyay ka daawo muuqaalkaan! πŸ‘‡πŸ”₯

πŸ“Ί Daawo, Like saar πŸ‘, Share garee πŸ”„, kana Subscribe garee Xildhibanka Ciyaaraha!

⚽πŸ”₯

hal kaan ka daawo wararaka ciyaaraha 15/06/2026

Wararka ciyaaraha caawa

hal kaan ka daawo wararaka ciyaaraha Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

15/06/2026

Barcelona maxaa ku dhacay xalay? 😱 Muxuu ahaa natiijada kulankeedii ugu dambeeyay? Sidoo kale waxaan falanqeyn ku sameynaynaa suuqa kala iibsiga ee kooxda Real Madrid iyo ciyaartoyda lala xiriirinayo. Intaa waxaa dheer, waxaan dib u eegaynaa dhammaan kulamadii xiisaha lahaa ee xalay dhacay iyo wararkii ugu dambeeyay ee kubadda cagta.

11/06/2026

🚨πŸ”₯ DEG-DEG: Bernardo Silva oo ku sii jeeda Real Madrid! Heshiiskii oo la dhameystiray 🀍⚽
βœ… Bernardo Silva ayaa ogolaaday ku biirista Real Madrid

βœ… Qandaraas 2 sano ah + 1 sano oo ikhtiyaar ah
βœ… Wadahadalladii oo lagu soo gabagabeeyay waqti rekord ah
βœ… Mourinho ayaa door weyn ku lahaa heshiiska!

😱 Taageerayaasha Real Madrid, maxay kula tahay saxiixan? Ma noqon doonaa xiddigii xiga ee Bernabéu ka iftiima? ⭐🏟️

πŸ’¬ Aragtidaada nala wadaag! πŸ‘ Like πŸ“’ Share πŸ”” Follow QAB IYO QAC TV si aad u hesho wararka ugu dambeeya ee kubadda cagta.

11/06/2026

🚨 BREAKING: Real Madrid Oo Caawa Dhulka La Gashay Barcelona 😱πŸ”₯ | Mexico Oo Wacdaro Dhigtay 🌟 | Wararkii Ugu Dambeeyey! ⚽

11/06/2026

🚨 BREAKING: OMAR ARTAN OO DHEX-DHEXAADIN DOONA UEFA SUPER CUP! 😱 | SUUQA REAL MADRID OO QARXAY πŸ’₯ | NEWS CUSUB ⚽

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Mogadishu