FAST GOAL

FAST GOAL

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from FAST GOAL, Sports, Nairobi.

📢 Ku soo biir! ⚽🔥
Waxaan halkaan kuugu soo gudbin doonaa dhammaan goolasha ka dhasha kulamada Premier League ⚽🔥 1 daqiiqo ka dib halkan ka daawo – adigoo is dhibin, storygeyga ayaan ku soo dhigayaa mar walba! 🎯🏆 iyo golasha laliga iyo kuwa kale👀👀

18/08/2026

Roberto Carlos ayaa qaatay diinta islaamka laakin suaashu waa muslinimada ku dhaqan ayey rabtaa ☪️

18/08/2026

🚨🔥 CÉSAR PALACIOS — MAGAC CUSUB OO PREMIER LEAGUE KA QARXI KARA! 🇪🇸

Xilli ciyaareedka cusub, indhaha ku haya magaca César Palacios. 👀

21-jirkan reer Spain ayaa ka soo baxay akadeemiyadda Real Madrid, waxaana hadda la filayaa inuu Premier League kula soo baxo Fulham.

⚽️ Palacios waa khad dhexe oo leh farsamo fiican, kubad-hayn wanaagsan, baasas sax ah iyo awood uu ciyaarta ugu gudbin karo weerarka. Waxa kale oo uu leeyahay dhaqdhaqaaq iyo faham ciyaareed ka caawin kara inuu si degdeg ah ula qabsado Premier League.

👀 Xusuusta magacan: CÉSAR PALACIOS.

Waxaa dhici karta in dhammaadka xilli ciyaareedka uu noqdo ciyaaryahan ay taageerayaasha kubadda cagta oo dhan yaqaaniin.

18/08/2026

🚨🇦🇷 Diego Simeone ayaa xaqiijiyay in Julián Álvarez uu sii joogi doono Atlético Madrid! 🔴⚪️

🗣️ Simeone: “Haddii milkiilaha kooxda uu si cad u hadlay, shaki dambe ma jiro. Hadalkiisu waa mid ka cad xukun maxk**adeed.”

🎙️ “Waxaan diiradda saaraynaa dhinaca ciyaaraha, annagoo ilaalinayna qofka iyo ciyaaryahanka, si uu ugu diyaar garoobo inuu soo bandhigo awooddiisa ugu fiican.”

❌ Álvarez k**a qeyb geli doono kulankan, balse Simeone wuxuu rajeynayaa inuu maalmaha soo socda si fiican u soo kabto, isla markaana uu diyaar u noqdo kulanka Axadda.

⭐️ “Waa ciyaaryahanka weerarka ugu fiican ee aan haysanno. Weli sidaas ayaan aaminsanahay. Waxaan dooneynaa inaan koox ku dhisno awooddiisa, tayadiisa, kartidiisa iyo waxa uu kooxda u qabtay labadii sano ee uu joogay.”

Julián Álvarez ➡️ Atlético Madrid, wuu sii joogayaa! 🔴⚪️🇦🇷

18/08/2026

Aston Villa lugooyo Lee ku soo iibsadeen🤣

18/08/2026

🚨🔵🔴 RASMI: RODRI OO KU BIIRAY BARCELONA!

Barcelona ayaa si rasmi ah ula wareegtay Rodri oo ka yimid Manchester City, iyadoo heshiisku yahay €60 milyan + €15 milyan oo gunnooyin ah. 💰

🇪🇸 Rodri ayaa Barcelona u saxiixay qandaraas ku eg Juun 2030.

💙❤️ Rodri + Barcelona — sidee ayaad u qiimeynaysaa saxiixan?

⭐️ 1 ilaa 10, imisa ayaad siinaysaa?

Football

Photos from FAST GOAL's post 18/08/2026

🚨🔴⚪️ Diego Simeone oo ka hadlay xaaladda Julián Álvarez:

“Haddii milkiilaha kooxda uu arrinta sidaas si cad u sheegay, markaas wax kale oo laga sheego ma jiraan. 🤷🏻

Waxaan ilaalineynaa caafimaadka iyo xaaladda ciyaaryahanka, waxaana fahamsanahay inuusan hadda ku jirin xaalad ku habboon inuu kulankan ciyaaro.”

😳 Simeone ayaa si cad u sheegay in xaaladda Álvarez ay u baahan tahay in si gaar ah loo ilaaliyo.

18/08/2026

🔵💰 CHELSEA OO LAGU QIYAASAY IN KA BADAN £5 BILYAN!

Todd Boehly iyo Mark Walter ayaa la sheegay inay diyaar u yihiin inay saamiyadooda Chelsea ka iibiyaan Clearlake Capital.

💷 Haddii heshiiska uu dhaco, Chelsea waxaa lagu qiimeyn karaa in ka badan £5 bilyan, sida ay warisay Financial Times.

👀 Ma u qalantaa Chelsea qiime ka badan £5 bilyan?

🔵 Adiga maxaad ka qabtaa qiimahan?

18/08/2026

🚨 WAR CUSUB: BARCELONA & GYÖKERES

Barcelona wax xiriir ah lama sameyn Arsenal oo ku saabsan saxiixa Viktor Gyökeres. ❌🔵🔴

Ilaa hadda wax wada-hadal ah ma bilaaban, iyadoo Julian Alvarez uu weli yahay weeraryahanka ay Barcelona mudnaanta koowaad siineyso. 🎯

Dhanka kale, Arsenal wax wada-hadal, dalab ama heshiis ah lama gelin Galatasaray oo ku saabsan Victor Osimhen. ❌

🗣️ Fabrizio Romano

17/08/2026

🚨🔵🔴 RODRI: “Riyadaydii way rumoowday!”

Rodri ayaa si rasmi ah cagta u dhigay Barcelona, isagoo muujiyay farxad weyn kadib markii uu ku biiray kooxda. 😍🔥

🗣️ “Inaan halkan joogo waa riyo ii rumoowday. Hadda waxaan diiradda saaraynaa inaan ku guuleysano Champions League iyo koob kasta oo aan awoodno.” 🏆💙❤️

🔥 Rodri wuxuu Barcelona u yimid isagoo leh hal hadaf: KOOBAB! 🏆

17/08/2026

Jamal Musiala Ismail Saibari ☪️♥️🤝

Shere sii dheh mahadsanid

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Nairobi