Liverpool Somali supporters

Liverpool Somali supporters

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Liverpool Somali supporters, Sports Team, Nairobi.

Kusoo dhowow Teegeere Page-ka Liverpool Somali Supporters waxaad ka helaysaa bartan Wararka kooxda update ah Falanqayn Video iyo Qoraalo Analysis ah iyo Wararka suuqa kooxda.

28/08/2026

🚨𝗨𝗽𝗱𝗮𝘁𝗲:

Bradley Barcola ayaa la filayaa inuu berri u safro England si uu u dhammaystiro u wareegistiisa Liverpool FC. 🔴🇫🇷✈️
()

-Khalidu

27/08/2026

🚨CONFIRMED:

Isku aadkan ayaan helnay, fikirkaga kaalinte kaga soo bixi karna group phase-ka?🔴👀

27/08/2026

🚨🚨🚨

It's finally HERE WE GO done deal 🔥❤️

27/08/2026

🚨🚨🚨MAJOR BREAKING:

Liverpool ayaa heshiis hordhac ah la gaartay Paris Saint-Germain (PSG) si ay ula soo wareegto weeraryahanka Bradley Barcola()

Lacag aduun gaareysa £120m 😲❤️
Finally it's officiallllll🔥🔥🔥🔥🔥

-Khalidu

27/08/2026

🚨Liverpool waxay ku dhawdahay iney hishiis Kala gaarto Psg arinta Bradley Barcola..

Wada-hadallada waxaa hadda ku jira madaxda ugu sarreysa labada kooxood, waxaana la filayaa in heshiisku dhaco.(Fabrizio Romano)

Any moment could be Here We Go
Meshan isha Ku haay 👀🔥

-Khalidu

26/08/2026

🚨CONFIRMED:

Liverpool ayaa Anfield ku martigelin doonta Tottenham, wareegga 3-aad ee Carabao Cup. 🔴👊

-Khalidu

26/08/2026

Fuustadan illah naga badbadshy hadiiba £50m soo diideyn 🤲🏾😂

-Khalidu

25/08/2026

Wadahadallada maanta dhexmaraya Liverpool iyo PSG ee ku saabsan Bradley Barcola ayaa lagu tilmaamay kuwo wanaagsan,

waxaana jirta rajo ah in labada kooxood ay heshiis gaari karaan.”

Skysports.

Wax kasta oo heshiiska Barcola ku saabsan gaba-gabo ayay marayaan 🔥

Hakiim

25/08/2026

🚨Liverpool ayaa isku dayi doonta daqiiqadaha ugu dambeya suuqa iney lasoo saxiixato ciyaaryahanka qadka dhexe ugu dheelo Kooxda Monoco ee Lamine Camara. 🇸🇳🔥

Xigasho-().

-Khalidu

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Nairobi