Maku saxanyihin hadalkaas hada?
Kuwaas ayaa kuleh bari waxaan nahay musharaxa Madaxweynne.😢
Shafi Nur Yelaye
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
07/08/2026
Amir Hassa was a Republican candidate seeking a U.S. Congress seat in Michigan's 8th District.
Before the campaign, he announced that he had left Islam and converted to Christianity, hoping it would increase his support among voters.
However, he did not make it to the November general election. He was defeated in the Republican primary by another Muslim candidate.
God is the ultimate judge.
Sirdoon la,anta intaas ayaa Laga dhaxlayaa, bal arag sida loosii jidanayo Gaawaaridii qaranka Somaliyeed.😢
Doofaar duurjoog ah ayaa si lama filaan ah u galay baar qamriga lagu Cabo, wuxuuna kala diray dhamaan dadkii.😂
Dhacdadan ayaa ka dhacday tuulada Ambadi, ee gobolka Maharashtra, dalka Hindiya.
Share dheh muqaalka.
03/08/2026
Innā lillāhi wa innā ilayhi rājiʿūn.😢
Xalay ayuu u seexday sidii aw u seexan jiray asaga oo aan wax daren ah qabin, caafimaad buuxana qaba, waliba waxaa la iisheegay in uu xilli danbo ku gaaray soojeed asaga oo ku hawlannaa in uu casharro Quraan ah qaab online ah ku bixiyo.
Si kaduwan subaxyadii h**e, saakay guriga k**a uusan soo bixin oo masaajidka sooma uusan aadin, sariirtii uu saarnaay ayuu ku kor naf baxay, Jamaacadii ay masaajidka ku kulmi jireenna, saakay gurigiisa ayey ku kulmeen asaga oo aan nooleyn oo dhanka Alle maray.
Waxaa kale oo la iisheegay in Abbihiis (AUN) uu asna sidaas oo kale uu u dhintay muddo aan fogayn ka hor.
Alle ha u raxmado walaal Macalin Foodcadde,waxa uu ahaa macallin dugsi oo arday badan baray kalaamka Alle, caabid Alle yaqaanno oo cibaadada ku itaala ayuu ahaa, ma arkin waligeey asaga oo ay aadane is heystaan.
Goofaha fog ee Deyniile ayaan maanta ku soo aasnay. Meel qabow Alle ha geeyo wadaadka alleystay.
Usoo duceeye walalayal.
31/07/2026
War Deg Deg Deg:
Hargeysa: Xaaladda caafimaad ee Salma, oo dhowaan nin ay sheeko wadaag ahaayeen uu dab ku gubay magaalada Hargeysa, ayaa la soo sheegayaa inay si tartiib tartiib ah u soo hagaagayso kadib markii ay heshay daryeel caafimaad oo joogto ah.
Wararka laga helayo ehelkeeda iyo goobaha caafimaadka ayaa tilmaamaya in horumar muuqda laga dareemayo xaaladdeeda, inkastoo ay weli u baahan tahay daaweyn iyo la socod caafimaad.
Dhacdadan ayaa si weyn u taabatay bulshada, iyadoo dad badan ay u rajeeyeen Salma caafimaad degdeg ah, isla markaana ay ku baaqeen in si adag loola xisaabtamo cid kasta oo ku lug leh falalkan rabshadaha ah.
Duco ayaa naga rabtaa wl Salma.😢
Maxaa kajira in shabeelka Mudug uu noqday nin?
Mama maryan Haji Jaaburey( Alle-Boqor ) ayaa wareeysi ay siistay muqaal baahiyaha Hanoolaayo, waxaa ay u hadashay Macawisleyda Xarardheere.
Share dheh muqaalka si uu ugaaro meel dheer.
3 jirka Baadiyo iyo 30 jirkaaaglo yaa howl-karsan?
noogu reeb fariintaada.💯
18/07/2026
WAR DEG-DEG AH.
Wararka ayaa sheegaya in Fahiima Yuusuf Quuje oo hada kusugan dalka Ethiopia sidokalena ka mid aheeyd haldoorka gobolka Sool, ay dhawaan kadagi doonto magalada hargeysa kadib markii ay ka laabatay qadiyadii Waqooyi Bari iyo Somaliweyn.
Fahima ayaa h**ey uga mid aheyd golaha deegaanka laascanood ee Somaliland balse ka baxday sandkii 2022.
Hadaba maxey uga dhigtay shacabka Somaliland?
Click here to claim your Sponsored Listing.