Omar Tatiko

Omar Tatiko

Share

Waxaad halkaan ka heleysaa tabin walba

30/08/2026

Daminkii Ancelotti waa dawanayaa😎

29/08/2026

Disaasi pro max 😎

26/08/2026

Haddi Chelsea saxiixan dhameystirto tartanka horyaalka dhab ayuu ka yahay.

24/08/2026

Alonso intaan lee fahan

24/08/2026

Ugu yaraan 6 sano ayuu Premier League ka ciyaaraya waxba uma kordhaan.

23/08/2026

Cherki 10 daqiqo ayuu labo cawin ku sameyay😎

23/08/2026

Maresca waa tababare fican lakiin ciladiisa ayaa ah kulan walba waxlee ayuu tijabinaya manta ugu darneyd markii Guèhi dhax geyay.

16/08/2026

Daminada abahood Kovacic wali kubbada cagta ayuu ciyaraa miyaa 🤣😂

15/08/2026

Morgan Rogers 🥶

14/08/2026

I aamin mida kaliya aan hubo ayaa ah in Xabi Alonso Chelsea waxba kuso kordhin donin lakiin wax walba waqtiga ayaa shegaya.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Nairobi