Pro Khaled Santoz

Pro Khaled Santoz

Share

!!CityZens!!

16/08/2026

πŸ“Š | Acuuuuuuuuuuudu Rodri to Barcelona. Here We Go, confirmed.πŸ©΅πŸ˜‚

Dhexdii aan maanta arkay maa rodriyow noga tagtay walahi hadan Kovasic iyo dhexdaan mataataca wax laguso darin kooxdan sanadkaan kor lee kala soco ee ka leedahay πŸ˜‚πŸ’”

Photos from Pro Khaled Santoz's post 16/08/2026

πŸ—£οΈ | Fariinta cad ee Carragher u diray City ka dib markii ay 3-0 Community Shield guuldaro kaso gartay: "Manchester City waa inay sii haysataa Rodri."🩡

16/08/2026

🚨 | Half-time ManCity 0-2 Arsenal
Laba goal qaladjeeda ee cayaartoodeena lahayen ayee dhaliyeen Fc prank lakin kubad mesha kuma hayan

Khusanov mide dhahaan oo aan gadashiis ka war heen atee gadan mar

Lakin ani eygaan lugaha weyn oo caloosha noo tagan oo xabadna ku dhex jirin war ninkaan iga badal nico isi Fodena cun Cherko isi.😑

Photos from Pro Khaled Santoz's post 16/08/2026

πŸ“Š | Is xasuusin yar kulanki ugu dambeeyay uu haaland ka hor yimid dhul yaale. LolπŸ˜‚

16/08/2026

🚨 | π™π™€π˜Όπ™ˆ π™‰π™€π™’π™Ž!: Shaxda rasmiga ee Manchester City kala hortagi doonto Arsenal finalka Community Shield. 🩡πŸ”₯

16/08/2026

🚨| RASMI: Elliot Anderson ayaa markii ugu horreysay ku soo bilowday Manchester City. βœ…

14/08/2026

🚨 | Waxaa jira warar ah in horumar fiican laga sameeyay wadahadalladii u dhexeeyay Chelsea iyo Manchester City ee ku saabsanaa Enzo FernÑndez.

Si kastaba ha ahaatee, City waxay si hoose u ogtahay in heshiis aan la dhameystiri doonin ilaa mustaqbalka Rodri la xalliyo.

Warka nuxurkiis wuxuu iigula muuqda Rodri intuu joogo ma lagu dhawaqi dono Enzo.🩡

13/08/2026

🚨 | Tottenham ayaa soo gudbisay dalab 100 milyan oo Yuuro ah oo ay ku doonayso Savinho. Manchester City ayaa dalbatay lacagtaas laakiin waxay sii wadaysaa inay sii xoojiso wadahadallada. Ciyaaryahanka ayaa ka maqna tababarki maanta ee kooxda sameesay wuxuuna diyaar u yahay inuu u dagaalamo bixitaankiisa.

Jareerkaan jareerku dhalay 100 kaas nogu so dila xidig garabo ficna suqa noga dona Cityeey.🩡

13/08/2026

πŸš¨ππ‘π„π€πŠπˆππ†: Manchester City ayaa dalab €102M ka gudbisay Enzo balse Chelsea ayaa ku rabta €120m iyadoo xiddigan Enzo FernΓ‘ndez ay ogolaansho ka heestaan⏳🩡

Photos from Pro Khaled Santoz's post 12/08/2026

πŸ“·| Omar Artan.πŸ”₯

Mashallah. Omar Artan and the Somali population representing! πŸ‡ΈπŸ‡΄

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Nairobi