22/08/2026
Haka sarto ๐
falanqeeyeGalkacyo
22/08/2026
Haka sarto ๐
22/08/2026
Hull city 2 United 0.
United goalkii 2aad ayaa laga dhaliyay.
War Hull city sideeh wax u wadaaa
21/08/2026
Premere league caawa ayuu furmi doonaa nala wadaag kooxdaada dhabta ah ee 1aad..?
19/07/2026
JUST WOWW ..!!!๐ฅณ๐โค๏ธ
Bye Bye Argentina, Hambalyo Spain๐ฅChampions ๐ฅ๐ฅ๐
Spain waa dhaliyeen 1zeero odagii xili xuna qarankiisa logu shubay ๐ฅ๐ฅ๐
14/07/2026
Arsenal waxay kalsooni ku qabta inay dhamaystiri karto saxiixyadan Bruno Guimaraes iyo Morgan Rogers...๐
13/07/2026
Nala wadaag Xulkii kuugu yaabka badnaa Ee koobka aduunka 2026 ๐๐
12/07/2026
Jude Bellingham ayaa xulka sadaxda Libaax u diray Semi-Final ka koobka aduunka iyagoo sugaya caawa kii soo baxa Argentina iyo Switzerland