29/08/2026
Yarkan horyaalka kusoo noqonaa maqlaye ma run baa Liverpool hasoo ceshato Aduun Frimbong laguma socon karee🤣
Iraola mesha inay Liverpool tahay haloo sheego.
Nuux | Somali journalist reporting on Somali and international politics and global sports with accuracy and integrity.
29/08/2026
Yarkan horyaalka kusoo noqonaa maqlaye ma run baa Liverpool hasoo ceshato Aduun Frimbong laguma socon karee🤣
Iraola mesha inay Liverpool tahay haloo sheego.
27/08/2026
Marka loo eego waalida suuqa kala iibsiga Liverpool yarkan qiimo macquul kusoo qaadatay.
Yarkan madama uu labada garbood ka ciyaari karo garabkiisa saxda uu kusoo baxaayo waa kee ?
16/08/2026
Hada lee Fahmay Waxay Africanta Saaxada Kubada ay Waqti badan ogu jirin sida Ronaldo iyo Messi🤣
Asc👀
01/08/2026
Ninkaan ayaa xaaskiisa siiya 250,000 oo doolar sannadkii, si ay si buuxda ugu mashquusho daryeelka guriga iyo carruurta. Sidoo kale, wuxuu siiyaa 150,000 oo doolar uur kasta iyo ilmo kasta oo ay dhasho. Iyadoo ay hadda sugayaan ilmahoodii shanaad, lacagta ay sannadkii hesho waxay gaari doontaa 1 milyan oo doolar.
War Ninka ma sixran yahay.🤣
31/07/2026
Arsenal wax kula tartamo Vini mala waaye ileen Ninkaan lacag uun bes rabaayee away kooxihii kale xitaa tartanka isku soo dhex tuura Oo ku qaaliyey Ninka Real kii lacag badan u sheego lee ka iibinee🤣🤣
31/07/2026
Liverpool xariifkan dhaqso ha iibiso buuq uu bilaaway season-ki aan bilaawan🤣
Captain-ka cusub ay kooxda yeelan Rabto uu buuq ku bilaaway.
Inter away €40m lee lagu rabaa intaas may iska bixin la'yihiin war nio taliyaanigan shiidsanaa.
30/07/2026
Ninkii Slot ahaa wuxuu rabaa Shaqada maclinimo ee Newcastle. Hadii la iidhiibaayo diyaar ahay leeyahay 🤣
30/07/2026
DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay u safraan magaalada Laascaanood maalmaha ugu horreeya toddobaadka soo socda si ay uga qaybgalaan xuska sannad-guurada koowaad ee maamulka Waqooyi Bari, haddii aan wax isbeddel ahi ku iman jadwalkiisa.
Mashaariic wawaayn ayaa coming soon ah😁