Qabiir Xaabsade

Qabiir Xaabsade

Share

Halkan Kala soco Wararka Ciyaraha Adigo fallow Naso Dhahaya Mahad Sanid

24/09/2025

Ninki xaqa ulaha ba qadey Sanadkan cadalad ba samayseen ✅️
Tan kale yarki Raphinh. Aha top5 waa maxey top3 baan ka filaye😂😂

29/08/2025

Kuwan waa iska jilicsan 3piont Mar Horaan Jeebka gashtey kaliya K.mbappe ba ku golal badsanaya Kulanka Liverpool baan dirada sari doona😂😂😂😂

21/12/2024

Break News🚨 Vini Jr oo kulanka Seville aan dheli donin Jalayaal isku garey owgeed kulanka Valencia bu dheli dona kooxdaas oo ah mid uu aad unaceb-yahey mar kasta way af lagadeyaan

16/12/2024

Break News 🚨 Lamine Yamal Oo Garoomada ka maqnandoona 4-5 week Barcelona hadey godki ay ka baqayeen k**i dhaceen Raphinha iyo Lewandowski Barcelona ma cawin Donan mise

15/12/2024

Sanadkii 2018 Jose Mourinho ayaa yiri " Waxaa nagu dhex jiro rufyaan, kaas oo saxaafadda iyo kooxaha naga soo horjeeda la wadaaga sirteena iyo qaabka aan isugu diyaarino kulanka."

Hadda sida idin muuqata 17 saac ka hor shaxda Manchester United waxaa sii daayay wariyaha Samuel Luckhurst. Yaap talow.qofka Ma onana mise

14/12/2024

Kulan Xamasadiisa wata Liverpool wa dagalantey Fulham red card ay Liverpool qadatey bey Barejada ku Helen Naf badan ma hayd D.nunes Waa Damiinka Kooxda ku jira Hambalyo Mucaradka

14/12/2024

Liverpool Cawa hadey kuwan ka baxsadaan Horyalka sanadkan cid k**a Xigto

12/12/2024

Chelsea Markey Kopkan dhelayso Waxey utahey Trening camal 16 Toos bay ugu so baxeen Cawa Hambalyo Chelsea Fans

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in London?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

London
252