Somali Elite Sports and Fantasy Premier League

Somali Elite Sports and Fantasy Premier League

Share

SOODHAWOOW SXP PLEASE PAGEKA FOLLOW İNOO DHEH MAHADSANİD🙏

01/09/2026

Man city ayaa la wareegtey Enzo waaw 🔥

30/08/2026

Laacibka reer Mali ayaa Chelsea gool ka keeney

Ciyaarta waa 1:3

Waana da’yar oo jira 20 😁

Photos from Somali Elite Sports and Fantasy Premier League's post 28/08/2026

Labadaan shax ayaa iska hor imaanaaa maanta Xagga fantasyga yaa badinaayo ayee idinla tahay asxaabta

Usoo Kala codeeya then ciyaarta kabacdi kii badiyo aan aragno 😁

Shaxda goolhayaha Raya ku jira Waa Shax A🔥

Midda kalle gool Haye Kelleher ku jira waa Shax B 🔥

Photos from Somali Elite Sports and Fantasy Premier League's post 27/08/2026

Chelsea oo la soo wareegtey Martinez waaw 😳

27/08/2026

PSG vs Man city ⌛️

Arsenal vs Real Madrid 🔥

Bayern Munich vs Man United 🙄

27/08/2026

Alverez si oo Arsenal udiido wax walbo usameynooyaaa sheekadii waxuu wadaa qofkaaa rabtey haddaa helli weysey adigane Qofka ku rabo yuusan ku hellin 😁😁

27/08/2026

Chelsea ayaa ku aadey kooxahaaa champions league

27/08/2026

Liverpool Kooxaha ay ku aadey champions league waaw 🔥

27/08/2026

Arsenal Kooxaha ay La dheeleyso waa ku waaan 😳

27/08/2026

Man city Kooxaha ay la dheeleyso champions league 🙄

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in London?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

London
10000