14/10/2024
"Grealish🗣️Arnold waxan ku idhi hadii aad dhaliso Free kick-gan Waxan ku siin doona 500 oo Euro.£.
" isla markiiba uu dhaliyay Laakiin hadda waa inaan ka dhuuntaa oo aan Mobelkayga Iska demiyaa😂😂
"Grealish Lish muqro Wayne baahi caadi ah waye yaah city iyo carabtina lacagta Waka dhameye.
Source {Skysports}✅
Caska Ahmed.
08/10/2024
Riyada taagera yasha Barcelona
Walee Barcelona sanadkan waa argagax caadi ah Lama hor istaagi karo.
Shan-5🖐️ GoaL 🥍🥅 ka yar laguguma xasuuqaayo Home Ahow ama Away🖐️
Force Barca ismuujiya👀
so dheh page-ka nagu Soo biir wll si aad uhesho update-ka wararka ciyaaraha.
Caska Ahmed.
05/10/2024
Maresca:"Kulan walbo falsafad cusub ayaan kena marna way shaqesa marna ma shaqeso"
"Wali waxaan wadna la qabsi iyo wax barasho oo ku aadan kulankasta oo aan ciyaarno"🔵
Caska Ahmed.
03/10/2024
Waa shaxda ugu fiican todobaadkan ee champion league.🏆
Caska Ahmed.
03/10/2024
Macalinkii h**e ee Qaranka England Southgate ayaa ugu cad cad in uuu shaqada Kooxda Manchester United kala wareeego Eric Ten Hag.
Reer Manchester United Macalinkaaaan ma idin anfacaa?
Caska Ahmed.
02/10/2024
"Palmer🗣️waxan rabay inaan amaah Kaga Tago ManCity Hal Xili ciyaared kadibna aan dib ugu soo laabto kooxdeyda”
"Laakiin waxay igu dheheen Ama Toos nooga tag ama Toos noola joog wax amaah ah majirto
"Isla markiiba waxan dalab ka helay kooxda Chelsea waan ku faraxsanaa ku biirista Chelsea hadana waanku faraxsanahay inaan kamid ahay Chelsea
my page sido kale 👍noo saar page-ka
Caska Ahmed.
02/10/2024
🚨"Benni Mccarthy🗣️Ten hag inusan Tababare sax ah Aheyn waxan ogaaday Maalintii Ronaldo uu Keydka dhigay Kadibna n9 uu u Doortay Rashford iyo Martial
"Xitaa ciyaar kasta oo Manchester Ciyaareyso Marna uma saadalin inay badin karaan”
"Hadda Baarto Rikorka Ronaldo iyo wrerka Manchester United markay leysku daro Tan iyo Markii Ronaldo uuka Tagay United”
"Ronaldo 70 ciyaar Al- Nassr wuxu dhaliyay 71 goal Halka weerarka Manchester United markalaysku daro inta Ay dhaliyeen aysan gareen 50 goal”.😂🙆
Caska Ahmed.
01/10/2024
Kareem Adeyemi Hatrick🟡
War Ninkan Waaba robot caadiya 🔥
Haif Time Hatrick Laga kacay cabsi cabsi waye
my page 👇
Caska Ahmed.
01/10/2024
GOOOAL ARSENAL 2-0 VS PSG! 🔴⚪️🔥
"Arsenal miyaa caawa PSG Laga celceli la'yahay
"Fans arsenal is muujiya meeqo ayad ku badi kartiin?
dhaha page-ka sido 👍saar postigan.
Caska Ahmed.
01/10/2024
Rasmi waxaa lagu dhawaaqay Lene upka arsenal kusoo Gali doonto Ciyarta culus ay is wajahayaan kooxda reer France ee PSG
Haye arsenal fans shaxdan kawarama ma fadhisaa?
Plz my page sido kalane 👍noo saar mahadsanidiin asxapey
Caska Ahmed.