Breaking news:-Robin van persie oo si lamo filaan ah loogu magacaabay ciyaaryahanada ciyaarayo kulanka barcelona van persie oo marki h**e laqorsheynayay inuu ciyaarta dhaawac jilibka ah uga maqnaado ayaa hada sameeyay progress fiican
Arsenal4somalia
Somali fans for arsenal football club
Arsenal line up vs sunderland: Szcz, Diaby, Sagna, Kos, Nasri (c), Denilson, Wilshere, Djourou, Clichy, Arsh, Bendt. Subs: Alm, Ros, Ram, Squill, Eboue, Gibbs, Chamakh
Subs from:Almunia, EbouĂ©, Squillaci, Gibbs, Miquel, Cruise, Diaby, DenĂlson, Bendtner, Chamakh
Arsenal Line up to play birmingham city league cup final: Szczesny Sagna Clichy Djourou Koscielny Song Wilshere Rosisky Arshavin Nasri Van Persie
arsenal oo stoke city kabadisay kuna soo dhawaatay qabashada hogaanka sanadkaan ciyaartaan oo aad u adkeyd ayaa daqiiqadi 8-aad goal udhaliyay sebestian squillaci hase ahaatee wax yar kadib waxaa dhaawac soo gaaray captain-ka arsenal cesc fabregas asigoo ciayarta kabaxay kaambiyadi h**e
pep guardiola" wilshere waa ciyaaryahan fiican. waa ciyaaryahan ufiican arsenal si walbo arsen wenger ma iibiyo ciyaartoydiisa muhiimka ah arsenal waa koox aad ufiican oo layaableh ma iga maqli doontid arsenal inaan xushmeyn waayo.
Arsen wenger" Arshavin waan jeclahay waa ciyaaryahan marwalbo kusiin karo rajo oo marwalbo sameyn karo isbedel waxaa heesatay dhibaato xaga kalsoonida ah hada wuu soo laabtay waxaa caawiyay goolki uu kadhaliyay barcelona
ciyaaryahanada kala robin van persie iyo laurent koscielny ayaa ka maqnaan doona ciyaarta ku dhax mari doonta garoonka fly emirates arsenal vs stoke city
Breaking news arsenal hadii galabta soo baxdo waxey ku aadi doontaa kooxda manchester united ciyaarta waxaa ladheeli doonaa 13 march waxeyna kadhici doontaa oldtraford
Arsenal subs; Cesc, Koscielny, Eboue, Nasri, Clichy, Wojscez Wilshere
line-up-ka arsenal oo laciyaari doono Leyton Orient Almunia; Sagna, Squllaci, Miquel, Gibbs; Rosicky (c), Song, Denilson; Bendtner, Chamakh, Arshavin mardhow naga filo binjiga
cesc fabregas oo sheegay ciyaarti barcelona iyo arsenal iney aheyd ciyaartiisi ugu adkeed mudadiisa ciyaareed kabtanka arsenal cesc fabregas ayaa yiri" waa guul aan caadi aheyn waa ciyaarti iigu qiimad badneyd mudadi aan ciyaaraha ku dhax jiray banooni ayey heysanayeen wey ciyaarayen anagane waan heesaneynay waan ciyaareynay sidaas ayuu yiri captain fabregas
Click here to claim your Sponsored Listing.