29/08/2026
FT: Tottenham 0 🆚 Newcastle United 2✅
Kooxda Tottenham ayaa dhadhamisay guuul daradii labaaad oo xariiiir ah waliba waa horyaalka premier league.
Tottenham ayaa ugu danbeysay in ay sidaaan oo kale in ay ku dhacdo sanadkii 2011/12 ✅
Newcastle United waaba cabsi cabsi bee see cml sidaaan miyaa ciyaartoy badan loogu qaaatay🤔
29/08/2026
Reer Manchester United Difaaacaan birta ah kawarama istaaaga ayuu ka baastamaaaa magaciiisana waa Tosin been ma sheeege 😂🔥
Maxaa I leedihiiiin Reer faanaaye 😂👊
29/08/2026
FT: Liverpool 2-2 Nottingham
Macalinka Liverpool cusmaaciil bareeejo kulankii labaad oo xariiir ah waliba premier league ayuu galay maanta😂
Ciyaartoyda Kooxda Liverpool oo dhan Khalkhal ayaa ka muuuqda difaaca, qadka dhexe, Iyo weerarkaba.
Hadii aad soo daawatay kulanka maxaa kaaga muuqda Liverpool?
28/08/2026
🚨OFFICIAL:
Ugu danbeyn Kooxda Chelsea ayaa heshiis Rasmi ah oo 1 sano ah la gaartay shirkada Circle Internet Group. ✅
Calaamada shirkadan ayaa kasoo muuqan doonta qaybta h**e ee fanaanada kooxda xili ciyaareedkan 2026/27.👕✅
Kulanka Axada Brighton ayaa lagu ciyaari doona✅
27/08/2026
Luton waa lagu kala baxay xili Danny Wellbeck dhaliyay gooolkiisii ugu h**eeyay Chelsea✅
Next game Brighton ✅
Come on blues 🤟
27/08/2026
Martinez waa imaaaday horyaalka halkaaas halayska dhigo buuuqa badan jooojiya Mucaaradkooow 🛠️👊
27/08/2026
Waa Lineup ka Chelsea oo la ciyaarayso Kooxda Luton Town koobka Caraboa Cup ✅
27/08/2026
Waxaa caawa la sameyn doonaa Isku Aadka Tartanka Champions League saacadu marka ay tahay 7PM habeenimo.
Xili Ciyaareedkaan kooxdee ku guuleysan karto koobka Champions League?⬇️🤟⬇️
27/08/2026
Shaxdaan ayan soo sameeyay kulanka caawa ee carabao cup Luton Fc?
Maxay kula tahay adiga?
27/08/2026
Bal kawaran Kooxda Chelsea oo ciyaartoydan oo dhan ka helaysa lacag dhan 230 milyan 🤣
Chelsea waxaa u fudud in ay flob waliba lacag qaali ah ku iibiyaaan Halka kooxaha kale dhib ku tahay in ay Hal ciyaaryahan iska iibiyaaan
Ar chelsea yaaaa😂
Noo wada shaqada 🤔😂🫣