D R Hassan Buruke Wuxuu diyaar kuugu yahay Altay Hospital 24/7 Hadda soo booqo Xarunta oo ku taal isgoyska Macaani
Altay Hospital
Kusoo dhowaaw Altay Hospital
27/07/2026
Maalinka Cagaarshowga aduunka 28-Jul awgeeda isbitaalka Altay Hospital wuxuu sameynayaa Talaalka iyo Baaritaanada Cagaarshowga B oo Bilaash ah.
Hadaba ka faaideyso oo nagu soo booqo Xarunta oo ku taal isgoyska Macaani I Degmada Kaxda
27/07/2026
Welcome to Altay Hospital
D R Hassan Buruke ayaa kusoo biiray isbitaalka Altay.
laga bilaabo maanta haddii aad ka cabanayso gaas, Dhiikarka iyo Cudurada kale Dr.Buruke diyaar kuugu ah Altay Hospital.
27/07/2026
Haddaba Haddii aad isku aragto Calaamadahaan
Fadlan nagu soo booqo Altay Hospital oo lakulan D R Hassan Buruke dhaqtarka Cudurada Guud ee Altay Hospital.
Xarunta waxay ku taal Isgoyska Macaani ee Degmada Kaxda.
Dr.Xasan Xusein Buruke ayaa kusoo biiray isbitaalka Altay Hospital Asigoo qaabilidoona Bukaanada Ka cabanaya Cudurada Guud. Sida:
✅️ Gaaska
✅️ Dhiikarka iyo Sonkorowga
✅️ Iyo dhamaan Xanuunada kale
Nagu soo booqo Altay Hospital oo ku yaal Isgoyska Macaani | Degmada Kaxda.
D R Hassan Buruke
Altay Hospital 🏥 hoyga Daweynta iyo Daryeel ka hooyada uurka leh ❤️❤️
Safari Uurka iyo Hooyonimada Wuxuu u baahanyahay Dhaqtar ku fahmaya, kuna garab taagan. Altay Hospital ugu imow Daryeel iyo Daweyn.
Altay Hospital is ready Welcome
Haga clic aquí para reclamar su Entrada Patrocinada.
Localización
Contacto la empresa
Página web
Dirección
LONDON