Shabalala Fan

Shabalala Fan Please 🙏 Follow to Page

ku soo dhawoow Barcelona Fc❤️💙

30/08/2026

Barcelona aya la soo wareegtay weeraryahanka Arsenal Gabriel Jesus:

Jesus iyo 2026 sidee u aragtaan Reer Barcelona? 🤔

🚨Here we go Gabriel Jesus to Barca💙❤️Lacag dhan €10MBeri isniinta ayuu Barca kasoo dagaya.✅Kulanka Valencia waa diyaar✅
30/08/2026

🚨Here we go Gabriel Jesus to Barca💙❤️

Lacag dhan €10M

Beri isniinta ayuu Barca kasoo dagaya.✅

Kulanka Valencia waa diyaar✅

Al-Hilal ayaa Barcelona iyo Julián Álvarez u soo bandhigtay qorshe lagu fududeynayo inuu ku biiro Barça. 🇸🇦 Al-Hilal aya...
30/08/2026

Al-Hilal ayaa Barcelona iyo Julián Álvarez u soo bandhigtay qorshe lagu fududeynayo inuu ku biiro Barça.

🇸🇦 Al-Hilal ayaa Atlético ka iibsanaysa €120M, iyadoo lagu dari doono qodob Barcelona u oggolaanaya inay ku iibsato €130M.

Julián wuxuu Saudi Arabia joogi lahaa 6 bilood oo keliya, kadibna Janaayo Barça ayaa la saxiixan lahayd

Fermin Lopez 🔥⚡️
29/08/2026

Fermin Lopez 🔥⚡️

28/08/2026

Best player raphinha ❤️💙

First win at home 🏡✅
27/08/2026

First win at home 🏡✅

🚨🚨| 🗣️ Rodri: “Lamine waa ciyaaryahan cajiib ah. Waxa uu soo maray waqti uu xoogaa niyad-jab ahaa.Waxaan isku daynay ina...
27/08/2026

🚨🚨| 🗣️ Rodri: “Lamine waa ciyaaryahan cajiib ah. Waxa uu soo maray waqti uu xoogaa niyad-jab ahaa.

Waxaan isku daynay inaan niyaddiisa kor u qaadno, maanta waxaanan aragnay nooca ugu wanaagsan ee Lamine.

Xitaa haddii uusan gool dhalin, waan ku faraxsanahay, sababtoo ah ka dib dadaal iyo adkaysi iyaga ayaa iman doona goolashu”

01/08/2026

alvaro cortes💙❤️🔥😱

Xihasho : Amiin maestros

30/07/2026

Mk //
* × Lewandoski9😱❤️💙🫶🏻


29/07/2026

🚨🚨🎙️| Fermin is back training 🔥😱

“ Hadii wax walba si fiican u socdaan waxan heli doona daqiiqo kulanka Gamper Cup”🔥

Address

Greater Manchester

Telephone

+252617705888

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shabalala Fan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shabalala Fan:

Shortcuts

Share

Category