Waryaa Gaming

Waryaa Gaming

Partager

Somali Efootball and Gaming ✅

30/07/2026

Ayyoup Bouaddi ✅

Special Skills-Visionary Pass, Fortress

⬆️- Open
⬇️- Skip

Qalbi Dhalaliye

30/07/2026

Michael Olise Na waa kan ✅

Special Skills -Visionary Pass, Phenomenal pass

⬆️- Open
⬇️- skip

Qalbi Dhalaliye

30/07/2026

Big Time Jude Bellingham Isniinta Imaan Doono Stats-kiisa ✅

Special Skills- Magnetic Feet, Attacking Surge

⬆️-open
⬇️-skip

Qalbi Dhalaliye

30/07/2026

Skills-kooda iyo Playing Style-kooda ✅

Bellingham
-Hole Player
-Magnetic Feet, Attacking Surge

M. Olise
-Creative Playmaker
-Visionary Pass, Phenomenal pass

A. Bouaddi
-Orchestrator
-Visionary Pass, Fortress

Official Monday Bellgham big Time

30/07/2026

Official Monday Bellgham big Time

30/07/2026

Official Today

🆕 Skill tap trick 👀

26/07/2026

Dadka Ilaahay wax Siiyay iyo Konami bari Yaan dhaxdooda la Galin😂😂

-Bukhaari

26/07/2026

Official bari ✅

Qalbi Dhalaliye

26/07/2026

Meeshaan Waa Laba Nooc mid Random chance Deal ah iyo selection Guarantee ah ✅

🚨 𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 𝐆𝐎!✅💯

Qalbi Dhalaliye

26/07/2026

Qaab-ciyaareedka Cusub – "Overload"

Qaabkan wuxuu diiradda saarayaa in ciyaartoy badan loo dhaqaajiyo dhinaca kubadda si loo helo tiro ahaan faa'iido (numerical superiority).

Weerarka: Wuxuu fududeeyaa baasas gaagaaban iyo isku xirnaan fiican oo u dhexeysa ciyaartoyda.

Difaaca: Kooxdu waxay sii joogtaa qaab isku dhow (compact) si cadaadis degdeg ah loogu saaro kooxda ka soo horjeeda marka kubadda la waayo.

Waxaan u Fahmay Kolba Dhinaca aad aadeeyso Ayaad Plyers Badan u Diri . Tusaale Hadii weerar qaadeeyso Attack ga Ayaad Plyers Badan u Diri Hadii xaalada Kugu xuntahy oo Lagaa gacan sareeyana Daafaca ayaad buuxin 😂

Vous voulez que votre entreprise soit Gym la plus cotée à Paris ?

Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Emplacement

Site Web

Adresse

Paris