Muxiya jeey page

Muxiya jeey page

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Muxiya jeey page, Professional Sports Team, Kebri bayah, Jijiga.

16/08/2026

🚨𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐇:- Kooxda Barcelona ayaa la wareegtay saxiixa Xiddiga Reer Spain Ee Rodri kadib Markii Heshiiska lasoo gabagabeeyay laguna Guuleystay Missionkii ay Barça isbuucyadii u danbeysay soo waday

kadib dalabyadii laga soo diiday kooxda Barcelona waxaa Hadertaan lagu soo waramayaa in labada kooxood ay gaareen Heshiis rasmi ah, iyadoo Manchester City ay aqbashay dalabkii ugu dambeeyay ee Barcelona soo dirtay..

Rodri ayaa hadda toddobaadka soo socda u safri doona Barcelona, si uu u dhammeystiro dhammaan tallaabooyinka rasmiga ah, oo ay ku jiraan baaritaanka caafimaadka iyo saxiixa heshiiska.

Xilli Amaan walbo mudan yahay Deco kaas oo habeen iyo maalin ka shaqeynayay heshiiskan, waxaana hadda la xaqiijiyay inuu dhammaaday..

14/08/2026

Doue oo kahadlaya Garsoore omar artan ayaa yiri sidan 🗣️Aad baan rabaa inaan u hambalyeeyo. Waxay u tahay wax aad u weyn inuu dhex-dhexaadiyay ciyaartan weyn. Wuxuu ahaa koob weyn, waxaanan rejaynayaa in loo dhiibo dhex-dhexaadinta tartamo kale oo waaweyn oo badan. Waxaana si weyn ugu faraxsanahay isaga."

nagu soo biir

13/08/2026

RABOW WAAN DADAALE MAXAY DUNIDU I DIIDAY

NAGU SOO BIIR

13/08/2026

Beri 8:00 subaxnimo, dalka waxaa kusoo laabanaya garsooraha taariikhda sameeyay, geesiga Afrika Omar Abdulkadir Artan 🇸🇴❤️

Wuxuu mudan yahay in loo sameeyo soo dhaweyn aan horay loo arag oo ka tarjumaysa sharafta, karaamada iyo kaalinta uu ku leeyahay taariikhda isboortiga Afrika gaar ahaan somalia oo uu kadhashay

Soo dhaweyn heer qaran ah haloo sameeyo halyeyga! 👏🏾🔥🇸🇴

Pls follow dheh page

07/08/2026

Weligay ma arag sharaf iyo karaamo sidan oo kale ah! ❤️🇵🇸

Ninka aad halkan ku aragtaan waa nin Falastiini ah. Isaga iyo carruurtiisa ayay ciidamo ka tirsan ciidanka (dalka aan magaciisa la sheegin) ku hor yimaadeen iyagoo si nabad ah u socda.

Carruurtii markii ay si lama filaan ah u arkeen ciidanka ayay cabsi darteed qayliyeen, taasina waa wax dabiici ah.

Aabbahood ayaa markaas ku qayliyay oo ku yiri carruurtiisa:

“Ha baqina! Ha ka baqina iyaga, waa fulayaal. Kaliya Alle ka baqa.”

Subxaanallaah, ciidamadii waxba k**a aysan qaban, ugu dambayntiina way iska sii daayeen. Alle ayaa ilaaliyay, maadaama ay isaga kalsooni buuxda ku qabeen. 🤲❤️

Waa muuqaal taariikhi ah iyo fariin dhammaanteen wax laga baran karo:

Alle talo saaro, hana ka baqin wax aan Alle ahayn. Marka aad Alle ku kalsoonaato, wax kasta oo kaa hor yimaada ma noqon karaan caqabad aan laga gudbi karin. 👌❤️🇵🇸

07/08/2026

Jimca Wanagsan Jaalayal aan ku wada salino nabiga

اللهم صلی وسلم علی نبینا محمد❤️

31/07/2026

Beautiful cabin crew 🌹🌸🌹
Scarlett Johansson💋🥰







30/07/2026

badinno saliga Nabi ❤️Muxammad (NNKH), oo aan ku dadaalno ku dayashada akhlaaqdiisa suubban, si aan u helno raallinimada Alle iyo shafeecada Rasuulkiisa maalinta Qiyaame.🕌🫀⬆️💯👀

30/07/2026



30/07/2026

Sheeg saxaabigii loo yaqaanay Xawaariyu Rasuul❓️jawaabta👇hoos noogu reeb

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Kebri Bayah
Jijiga