Abdala Madrid
Fadlan fallow isoo dheh
12/07/2025
🇧🇷 Ciyaaryahanka reer Brazil ee ugu goolasha badan Kooxda Real Madrid.
😲 Ciyaaryahankii ugu da'da yaraa ee Ajnabi ah ee gool ka dhaliya kulanka El Clasico.
🏆14 Koob oo ay 2 ka mid ahi Champions League yihiin ayuu kula guuleystay Los Blancos.
Vinicius Junior waa uu 25 sano jirsaday maanta. 🇧🇷
✅Wararka kooxda Real Madrid kala soco -> Muhiyadin Ali Ege
12/07/2025
Ninkii mudooyinkan laqaban la aa Suheybo Ottman2
12/07/2025
🚨⚪️ BREAKING: Alvaro Carreras ayaa noqonya ciyaaryahan cusub oo Real Madrid ah.
Waxa uu maanta u safri doonaa Madrid si uu u soo maro tijaabda caafimaadka.
[Fabrizio Romano
Arda gular
17/12/2024
Real Madrid iyo vini Jr oo wada dabaaldagaya
17/12/2024
Carlo ayaa loo doortey koojka sanadka
17/12/2024
Peres oo la kulmay ciyaartoyda Real Madrid C.F.
Click here to claim your Sponsored Listing.