Midnimo sports

Midnimo sports

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midnimo sports, Sports Club, 0777578144, Degeh Bur.

Photos from Midnimo sports's post 03/07/2026

⚽πŸ”₯ Karinka academy πŸ”₯⚽

Midkamida kooxaha ugu fiican jiilkooda

Photos from Midnimo sports's post 21/07/2023

Magaciisu waa Guuleed ahmett mohamed (Guuleed Bulshawi)

Waxa uu ka ciyaaraa booska Gk goolhaye waa mid Sanadadii u dajbaysay ka soo muuqday saaxada kubada cagta ee maamulka magaalada dhagaxbuur isagoo marba marka kasii danbaysa Dadaalkiisa sii muujina

Waxa uu soo matalay F.c Drgahbour Clup,Qabaleega sadexaad oo uu sanadkii ugu danbeeyay ee Uu kula guulaystay koobkii ay qaadeen Iyo kooxdiisa uu hada kamidka yahay Ee F.c Karinka Waxaan kuu rajaynayna guulo kaloo badan

Taageere Adna waxad odhan lahayd coment nagula wadaagπŸ™

17/07/2023

Anagoo ku hadlayna magaca BAHDA SPORTIGA DHAGAXBUUR waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga darayna ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday walalken saxiibkeen marxuum MUBASHIR naxariistii jano Alle haka waraabiyo AMIN AMIN🀲🀲

Gaar ahaan waxan geeridan murugta badan la qaybsanayna familkiisa ilahay samir iyo iimaan ha inaga wada siiyo

Qof walba oo qoraalkan arka waxan ka codsanayna inuu walalkena saxiibkeena u duceeyo🀲🀲

Photos from Midnimo sports's post 11/06/2023

GOLDEN POYS 0D

Waa da yar kadhisan m/ m/ dhagxax buur waxay wadaan tareeniga todobaad laha ahaa markasta waxay inaga mudan yihiin dhiirigalin

GOLDEN POYS 0D HORAY USOCOD WANAAGSAN ⚽️

Photos from Midnimo sports's post 09/06/2023

Kulanka maanta kadhacaya Garoonka ugaas maxamud stadium karinka vs future oo kadhisan wardheer

Time 4:30 galabnimo

21/04/2023

π‘¬π’Šπ’… π‘΄π’–π’‘π’‚π’‚π’“π’‚π’Œ π‘¬π’Šπ’… π‘΄π’–π’‘π’‚π’‚π’“π’‚π’Œ π‘¬π’Šπ’… π‘΄π’–π’‘π’‚π’‚π’“π’‚π’Œ

π‘°π’π’‚π’‚π’‰π’‚π’š 𝒉𝒂 π’Šπ’π’‚π’ˆπ’‚ π’…π’‰π’Šπ’ˆπ’ π’Œπ’–π’˜π’Šπ’Š π‘¨π’„π’Žπ’‚π’‚π’”π’‰π’π’π’…π’‚ π’π’‚π’ˆπ’‚ 𝒂𝒒𝒃𝒂𝒍𝒐 π‘ͺπ’Šπ’Šπ’…π’‚π’ π’„π’Šπ’Šπ’…π’†π’†π’…π’‚π’π’‚ π‘ͺπ’‚π’‚π’‡π’Šπ’Žπ’‚π’‚π’… π’Œπ’– π’ˆπ’‚π’‚π’…π’‰π’‚

π‘¬π’Šπ’… π‘΄π’–π’‘π’‚π’‚π’“π’‚π’ŒπŸ₯°πŸŽ†πŸ§¨

Photos from Midnimo sports's post 26/01/2023

Asc xogta kulanka

Karinka ayaa maanta wajihi doona koox kasocota m m goday nine star

Garoonka ugaas maxamud stadium 🏟
Saacada 4:30
Karinka vs nine star

26/12/2022

champion fc

18/12/2022

France πŸ‡«πŸ‡·

Photos from Midnimo sports's post 18/12/2022

France πŸ‡«πŸ‡·

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Degeh Bur?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

0777578144
Degeh Bur