Wariye mohamed AMIIN Ganacsade

Wariye mohamed AMIIN Ganacsade

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wariye mohamed AMIIN Ganacsade, Sport & recreation, Addis Ababa.

Photos from Wariye mohamed AMIIN Ganacsade's post 16/01/2025

Degmada bokolmanyo ayaa sanadkan marti galineysa tartanka dagmooyinka gobalka liiban
20 february ayaa la rajeynayaa in la baasa tartanka degmooyinka gobolka liibaan.

Degmada bokolmanyo oo sadexdi sana ugu dambeysay finalka imaaday balse lagaga guuleystay cupka
Wakhtigii la bilaaway tartanka dagmooyinka Gobalka liiban
Iyo sida looga kala guuleystay tartanka

2008 D.dollo Ado
2009 D.filtu
2010 D.dollo Ado
2011 D.filtu
2012 D.dollo Ado
2013 D.filtu
2014 D.dollo Ado
2015 D.filtu
2016 D.guradamola
2017?

Deg:bokolmayo sanadkan maxaad u rajeyneysaa adiga ?

Photos from Wariye mohamed AMIIN Ganacsade's post 16/01/2025

Waxaan halkan ugu hambalyeynayaa gudiga iyo dhalinyarada X.Q.BK (Bokolmanyo) iyo Dhalinyarada Deg:BK (bokolmayo) ayaga oo suurta galiyay in aay bilwaawdaan league dhibco tarsi ah league kaas oo soconaayo bilooyin league kaasi oo aay abaal marino dahab ah aay yalaan oo lagu qaadanaay (individual quality) waxaan mar labaad iyo mar sedaxaad u hambalyeeynayaa is fahanka dhax yaalo dhalinyarada iyo isla shaqeeynta ka dhaxeeyso ayaga iyo iyo maalmulka sportska

dardaarmin (directive)
Waxaan ku dardaarminayaa dhalinyada in aay horay u socdaan oo aay u soo jeestaan sida aay ku hormarin lahaayn tayadooda sportiska

1 talo nala wadaag adiga

12/11/2024

ZONE G VS ZONE H
OO AH GAME AAD U XAMAASAD NADAN AYAAN SUGEEYNAA MAANTA

12/11/2024

SAADAAL CIYAARTA GALABTA

Photos from Wariye mohamed AMIIN Ganacsade's post 12/11/2024

Madaxweynaha DDS, Mustafe Muxummed ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha melkadiida degmada Boqolmaayo ee gobolka Liibaan.

Photos from Wariye mohamed AMIIN Ganacsade's post 10/11/2024

Aʟxᴀᴍᴅᴜʟɪʟᴀʜ Iɴ ᴍᴜᴅᴏ ᴡᴀxᴀɴ Sᴜɢɴᴀʙᴀ
Wᴀxᴀ Iɴᴏ sᴜʀᴛᴀ Gᴀʟᴀʏ Sᴏʟᴀʀ Sʏsᴛᴇᴍ
24 ᴀʜᴀ Mᴀʜᴀᴅᴄɪʟɪɴᴛᴀ 1 Wᴀxᴀʏ ᴜ sᴜɢɴᴀᴛɪ Aʟᴀ Sᴜʙxᴀɴᴜʜᴜ ᴡᴀᴛᴀᴄᴀʟᴀ
& Mᴀsᴜʟɪɴᴛᴀ ᴜsᴏ ᴅʜᴀʙᴀʀ ᴀᴅᴇɢᴛᴀʏ
Iɴᴛᴀ Bᴀᴅᴀɴ Kᴏʀᴍᴇʟ Gᴜᴜᴅ Sᴀᴍᴇɴᴊɪʀᴛᴀʏ
Gᴀᴅᴏᴍɪʏᴀ Aʙᴅɪ Hᴀssᴀɴ Jᴇʜᴏᴡ
Gᴀᴅᴏᴍɪʏɪʜɪɪ Uɢᴜ Sᴀᴍᴇɴᴛᴀ ʙᴀᴅɴᴀ ᴅʜᴀɴᴋᴀ
ᴡᴀx ǫᴀʙᴀᴅᴋᴀ MᴀsᴜL Hᴏʀɪ ᴜ sᴏᴄᴏᴅ ᴡᴀʀᴀ
ᴋᴜ Rᴀᴊᴇɴᴇɴᴀ 🙏🙏🙏

Photos from Wariye mohamed AMIIN Ganacsade's post 30/10/2024

bulshada ku nool xerada qaxootiga boqolmanyo oo dhibaato weyn ka haysata dhanka biyayaha
Taasi oo bulshada ku kaliftay in aay cabaan biyaha meelaha fadhiya oo ah
1 biya dhanaan ah
2 biyo wasaq ah

:-Biyahaas oo saameyay
1= caafimaadka bulshad ayada oo aay xanuuno kala duwan ku reebay bulshada dhaxdeeda

Taasi oo saameyn weyn ku yeelatay bulshada kunool xerada qaxootiga BK

Soo jeedin:- waxaan u soo jeedinayaa hay'adaha bulshada isug keentay qaxootigan waxan u soo jeedinayaa 3 qodobadan
1= in aay bulshada si dag dag ah wax ugu qabtaan
2 = in aay dhoofiyaan
3 = in aay dib u celiyaan

Adiga aqri qoraalkan hal talo na sii

18/10/2024

OGEYSIIS

18/10/2024

Waxaa isniiti la furi rabaa league
Isku aadka wakaa

Waxaa sheegay gadoomiyaha sportska
ABDULAAHI OLAAD

14/10/2024

League U-18
AYAA BILAAWDAY WUXUUNA KU BILAAWDAY
F.C.ELMA VS F.C.YOUN ALQA
WAXAANA KU DHAMAATAY

F.C.ELMA 3 VS 2 F.C.YOUN ALQA

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Addis Ababa