Sportska dhagaxbuur

Sportska dhagaxbuur

Share

Falanqaynta ciyaaraha dhagaxbuur

18/08/2026

Kasoo qaybgal wanagsan dhaman dhalinyarada iyo bahda Sportiga

Photos from Sportska dhagaxbuur's post 26/07/2026

Kooxihii h**e ee BOLTON iyo KACAAN

Waatee kooxda loogu jeclaa kubadeeda

Photos from Sportska dhagaxbuur's post 17/07/2026

Maalin Jumce 17-jul-2026

Manta oo jimce ah waxaa xafiiska dhaliyarad dhalinyarada iyo ciyaaraha magaalada dhagaxbur ka qabsoomay kulan ay iskugu yimaadeen Captanada kooxaha 0B iyo masuuliyiinta xafiiska

Kulanka waxaa hogaaminayay masuulka xafiiska mudane nimcaan
Kulankan ayay u jeedadiisu ahayd xaqiijinta kooxahan iyo qaabkii loo tayayn lahaa isku xidhka xafiiska iyo dhalinyarada
Sidkle waxaa fooda inaga soo haya tartankii 0B oo la bilaabi doona insha Allah

Ugu dambaynti waxaa la isla qaatay in la xoojiyo dibna loo bilaabo ciyaarihii saxabtinimo ee kooxaha 0B

Mudadaa la ciyaarayo ciyaaraha saxiibtinimo ayaa lagu Kala saari doona kooxaha buuxiya shuruudaha ay kagama mid noqonayaan kooxaha 0B ee uu xafiisku u qoondeeyay

11/07/2026

Farxad gaar ah ayay ii tahay inaan maanta garsoore ahaan ciyaar u qabto Omar Abdulkadir Artan oo ahaa qofkii aan ku dayan jiray kuna dhiirrigeliyay xirfadda garsoornimada. Mar walba waxaan ku hamiyi jiray inaan gaaro heerkas Waxa sharaf weyn ii ah in maanta garoonka isago ciyartow ah aan kuciyarsiiyo garoon kulana wadaago anigoo garsoore u ah

02/07/2026

Garoonka dhexdiisa, go'aan sax ah iyo kalsooni ayaa ah astaanta garsoore wanaagsan. Mar walba waxaan u taaganahay caddaalad iyo hufnaan. Insha allh ⚽🟨

✏️khalid badal

23/06/2026

Macalinlii xulka gobalka jarar ayaa iska casilay xilkii tababarnimo
Sideed u aragtaa inuu xilka macalinimo iska casilay cabdixakin shariif?

23/06/2026

garsoorka ugu fiican deegaanka somalida
garsoore Aamin Dayax

21/06/2026

Kuwo badan oo aan dadaal iyo wakhti kubada galin oo goobaha shaaha iyo bunka fadhiya Marna Efootball Ciyaara kaliya kubadooduna tahay in Culus soo wacdo Uu garoonka Roogga Ciyaaro, Hadii maanta Garoonka La galin Lahaana fashilmi Lahaa In Laga soo tagaana Dan u tahay oo Qoraxey Guul Meelaha ku qoraya baan Arkaa.!😂

Waxaa qormadan bartiisa Facebook ku qoray
JOOZKA

18/06/2026

GROUPKEE AH MIDKA DHIMASHADA

15/06/2026

Captan Zaha

Dhamaan bahda sportiga dhaxax-bur waxay kuu rajaynayaan caafimaad deg deg ah insha allah

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Qoolaab
Addis Ababa