SYL Indoor
Page kan waxa iska leh SYL indoor kaso kadhisan degmada balad xaawo wuxuna idiin so gudbin donaa ins
Halka aadse ka nugu shahay kol hadeey haleelaan. Abidkii nin hiil biday dumar hadh uma jiidaan.
Nafyahay hasaluugin waayaha .
hana usuul dhabaaleyn waxaan saadir kuu qorin.
sadkaad dunida kuleedahay cidna lama siinayee garo.
Saacadaha ordaayaa calafkaada sidee haka quusanee sugo soodhawee ayaamaha.
Sidaan inaad ahaatiyo inaad sii wacnataa wayahaa kala saari doonee samir oo kasii soco dadaalkaada sii badi.
24/03/2024
Walalkey cabdulahi range cibar geerida ku timid wa mid an aad oga naxay markii aan maqlay . allaha kunaxariisto walal kitabkada midigta kasiiyo qabrigana ku waasiciyo aamin. Waxan tacsi udirayaa lana qaybsanayaa xanuunka walashey Daruura aadan iyo dhamaan reer aadan wacle reer cibaar ilmihiisa iyo dumashideen ehel iyo asxaab dhamanteen allaha samir iyo iimaan naga siiyo walalken cabdulahi raagi cibaar anagana gadaashii alle nama fidneeyo.
🎖Hirshabeele🎖
🏆
25/03/2023
Waxaa sitoos ah u bilaaban doona tartanka Ramadan cup ee SYL STADIUM galabga axda ah tariikhda ay tahay 26/3/23 waxan dhaman tagerayaasha kooxaha iyo mucaashaqiinta kubadda cagta an kuso dhaweyneynaa SYL STADIUM wana ooga mahadcelineynaa waqtigooda qiimaha badan oo ay nasiiyen bisha barakeysan daawasho wacan.
14/01/2023
Ciyaarta haben dambe sadaali adigoo aan tagereyn kooxna.
14/01/2023
Ciyaarta caawa waxay kuso idlatay natiijada hoos ku xusan👇
14/01/2023
Ciyaarta caawa
ONKOD FC QATAR VS GALAD SHOP FRANCE
waxa labada koox kala wato macalin Abdullahi Cabka iyo ciyaaryahan kun macalin sade galjecelow . Dawasho wacan .
Haga clic aquí para reclamar su Entrada Patrocinada.