29/08/2026
Bisha Oktoobar waxay Barcelona u noqon doontaa mid adag, iyadoo 7 maalmood gudahood ciyaari doonta 3 kulan oo dhammaantood marti ah.
Waxa ugu yaabka badan ayaa ah in wax ka yar laba maalmood kadib kulanka Betis ay u safri doonaan Paris si ay ula ciyaaraan PSG. H**e ayaan u aragnay PSG oo xaaladaha noocan ah taageero ka hesha horyaalka Faransiiska, iyadoo dib loo dhigo kulan si ay si buuxda ugu diyaar garowdo Champions League.
28/08/2026
Bandhigiisa markaad qiimeysen labadii kulan ee ilaa hada la ciyaaray ma u qalmaa in uu noqdo dookha kowaaad ee garabka bidix?
28/08/2026
Xilli ciyaareedkan Barcelona waxay u muuqataa inay ciyaari doonto iyadoo aan haysan weeraryahan ( No9) Imaatinka Julián Álvarez ayaa sii adkaanaya, halka Deco iyo Laporta aysan suuqa ka helin weeraryahan tayo ahaan u qalma inuu beddelkiisa noqdo.
27/08/2026
Ft: Bandhig wanagsan bay kooxdu soo bandhigaty qaybtii labaad. Goalal ka badan intan waa dhalin karnay balse Goalhaye Simon baa badbadino cajiiba naga sameeyey.
27/08/2026
Hf: Ciyaar iska wanagsan balse khaladaad dhanka difaac oo kooxda ka muuqda ayaa jira.
Kooxdu waa in ay xal u kentaa daafacan iska furan inta ka hartay suuqa.
Lemine fursadii uu helay isagoo haysta laba dokh oo kala ah in uu Gordon u dhigo & in uu cag isticmaalo ayuu iska waalay.
27/08/2026
Rasmi: waa shaxda sacad kadib wajihi doona Atletico Bilbao. Weerarka waxaa kusoo bilawday Gordon oo kulankii h**e badal kuso galay, dhanka kale Cubarci oo an kulankii Elche ciyaarin ayaa caawa kuso bilawday daafaca.
27/08/2026
🔥 Kulamada Barcelona ay ciyaari doonto Champions League:
🏠 Manchester City 🏴
✈️ PSG 🇫🇷
🏠 Aston Villa 🏴
✈️ Sporting Lisbon 🇵🇹
🏠 Feyenoord 🇳🇱
✈️ Galatasaray 🇹🇷
🏠 Como 🇮🇹
✈️ Sabah 🇦🇿
Kulamda waaweyn waxaa kamida PSG o marti ugu noqon doono France Halka Man City ku wajihi Dono Camp Nou.
27/08/2026
Marka laga yimaado diidmada Atlético Madrid ay ku diidan tahay in Julián Álvarez uu ku biiro Barcelona, arrintani waxay dhaawac u keeni dontaa sumcadda kooxda ee suuqa kala iibsiga.
Waxa Atlético maanta u aragto inay tahay difaaca danaha kooxda, berri waxay saameyn ku yeelan dontaa sida ciyaaryahanada u arki donan kooxda.
Álvarez wuxuu tusaale u noqon donaa arrintan.
26/08/2026
Lemine Isla weynida & kibir ka waa in uu joojiyaa oo una iska dhex saarin dadka. Ciyaartoy tayo wanagsan oo raacasho, dhalin caawin boos qadashana laga heli ayaa yimid kooxda waa in uu u dagaalamaa siduu u xejisan lahaa booskiisa.
23/08/2026
Fulltime: Goor horaa nogu danbeysay in 5-0 ku badino. Caawa bandhig aan inaba caadi ahayn kooxdu so bandhigaty.
Energy ga Gordon & boos qadashadiisa cajiib ka ban la dhacay caawo idilna goal ban la raadinayey.
Seken kii ugu danbeyey damiin konde kubadu dhexda ku helay hadu ayar u yar qaloocin lahaa goal la an ma baxen Gordon balse aqoon tiisa ma ahan