23/09/2026
🔥🔴⚪ 𝗕𝗔𝗬𝗘𝗥𝗡 𝗠𝗨̈𝗡𝗖𝗛𝗘𝗡 🆚 𝗔𝗥𝗦𝗘𝗡𝗔𝗟 ⚔️🔥
🏟️ FC Bayern München ayaa gurigeeda Allianz Arena ku martigelin doonta Arsenal FC kulan si weyn loo wada sugayo. Indhaha kubadda cagta ayaa ku jeeda Munich waxaana la sugayaa dagaal adag oo 90 daqiiqo ah. ⚔️🔥
Si kasta oo Arsenal ay u muujiso horumar iyo kalsooni marka ay timaado Munich xaqiiqadu way is beddeshaa. 👀
📚 Taariikhda ayaa xusuusinaysa in Allianz Arena aysan Arsenal u ahayn garoon xusuus fiican laga hayo. 5–1 waa natiijo weli maskaxda taageerayaasha Arsenal ku jirta waana habeen aan si fudud looga tirtiri karin xusuusta taageerayaasha Gunners-ka. 😈
🔥 Munich marka la yimaado hadalka garoonka ayaa ka weyn hadalka ciyaarta ka hor.
📊 Haddaba su’aashu waxay tahay:
Arsenal ma leedahay awood ay markan ku jebiso xusuusta 5–1, mise marka ay ciyaartu soo dhammaato ayay bilaaban doonaan cudurdaarradii caadiga ahaa? 😂
👇 Tag garee saaxiibkaaga Arsenal taageera ee xanuunkaas garanaya oo weydii:
“Munich maxaad ka filaysaan markan?” 😂🔥
🔴⚪ MIA SAN MIA!