Oneliverpool Somali Fans

Oneliverpool Somali Fans

Teilen

Kusoo Dhawaaw Page-ka Oneliverpool Somali Fans Mar walba waxad ka heli karta Waraki ugu Dambeyay Ee K

Photos from Oneliverpool Somali Fans's post 03/09/2026

🚨 Liverpool ayaa 25-u magacaawday in ay ku matalaan Horyaalka Ciyaareedkaan Premier League.

Hugo Ekitike, Conor Bradley iyo Vitezslav Jaros oo dhaawacyo ahaa in mudo ah ayaa ka qeeyb ah liiskaan .!.

Xidigaha Dada yar ee kala ah James McConnell, Luke Chambers iyo Isaac Mabaya ayaa miiskaan qeeyb ka ah .

Rio Ngumoha, Jeremy Jacquet, Giovanni Leoni, Trey Nyoni, Jayden Danns and Lewis Koumas oo 21 jirada matalikara ayaana iyana qeeyb ka ah

SQUAD IN FULL

Ronald Araujo
Bradley Barcola
Alisson Becker
Conor Bradley (HG)
Luke Chambers (HG)
Federico Chiesa
Hugo Ekitike
Wataru Endo
Jeremie Frimpong (HG)
Cody Gakpo
Joe Gomez (HG)
Ryan Gravenberch
Alexander Isak
Vitezslav Jaros (HG)
Milos Kerkez
Isaac Mabaya (HG)
Alexis Mac Allister
Giorgi Mamardashvili
James McConnell (HG)
Victor Munoz
Dominik Szoboszlai
Kostas Tsimikas
Virgil van Dijk
Florian Wirtz
Freddie Woodman (HG)

03/09/2026

RIO 7️⃣3️⃣

03/09/2026

Macallinka Reds Ee Iraola waxa uu sheegay in Barcola diyaar u yahay in uu qeeyb k ahaado Kulanka Liverpool booqan doonto Ipswich .

Habeeyn Danbe Baredlay Barcola ayaan daawan doonaan kulankiisii kowaad .!

Abdirashiid Qanciye Page

02/09/2026

Waa Laba xidig Oo Reds U Soo Ciyaaray Bal Adba Garo Best Taageere.?

Abdirashiid Qanciye Page

02/09/2026

👕🔴 Liverpool Squad Depth 2026/27.
kooxdaan ku qiimeeyn 10/10 best Taageere.?

Abdirashiid Qanciye Page

02/09/2026

Happy 24th birthday to Bradley Barcola 🥳🇫🇷🔴

02/09/2026

💸 kooxda lacagta badan galisay Horyaalka England waa : Man City — £472M
🤝 Kooxda ugu badan ciyaartoydaiska iibisa : waa Chelsea — £451M
📉 qarashaadka Ugu badan bixisay waa : Liverpool — £218M
📈 kooxda Qaraashaadka ugu hooseeya bixisa waa Chelsea — -£100M
📊 Celceliska kharashka koox kasta: £181M
🛡️ Kooxda ugu lacagta yar bixisay waa Crystal Palace — £51M

Abdirashiid Qanciye Page

02/09/2026

Hugo Ekitike Waa ka shaqeeyay In Barcola Reds Uu Yimaado Oday Fariin Buu Kala Daalay 😂

Abdirashiid Qanciye Page

01/09/2026

Reds ayaa ku dhawaaqday saxiixa Lucca Brughmans oo ah Goolhaye ka Yimid kooxda KRC Genk 🔴

18-jirkaan ayaa qandaraas dheer u saxiixay Reds waxaana uu kooxda ku soo biiro doonaa xili Ciyaareedkaan danbe ee -2026-27 🧤

Welcome Lucca Brughmans Liverpool Fc.!

Abdirashiid Qanciye Page

01/09/2026

Kulamada Reds Ciyaari Doonto Bishaaan September Waa Kuwaan 🗓️🔐..!

Abdirashiid Qanciye Page

Wollen Sie Ihr Service zum Top-Fitness-Studio in Hamburg machen?

Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Lage

Kategorie

Webseite

Adresse

Hamburg