Faafi khayrka 1

Faafi khayrka 1

Share

Alxamdulilah

10/27/2022

๐ŸŒนChuma Kaream โค๏ธ

Hadal afkada ka Soo Baxo waxaa ugu fiican Saliga nabiga scw โค๏ธ ๏ทบ.

โ— Alle weyne Raxmaanka ah Wuxuu Yiri: ilaahay iyo Malaa'igtiisu waxay ku sallinayaan Nabiga, ee kuwa (xaqa) rumeeyow Ku saliya Nabiga Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha Ahaatee......

(Suuradda Al-Azhab:

โ— Wuxuu Yiri Raasuulku (๏ทบ):
Qofkii igu saliya hal mar, ilaahay ayaa ku saliyi toban jeer. (W.W.Muslim)

โ— Wuxuuna Yiri Raasuulku ๏ทบ :
Majiro qof i salaamaya, haddii uu I salaamana, ilaahay ayaa iisoo celiya naftayda si aan uga celiyo(qofkaas) salaanta}. (W.W.Abuu_Daawuud 2041)

โ— Wuxuuna Yiri Raasuulku (๏ทบ):
Bakhaylku waa ka agtiisa la igu
sheegay een igu salliyin.
(W.W.Tirmidi iyo Qayrkiis)
Wll aan kusalino suubanahena muxamed
Share ๐Ÿ‘‡
โ™ฅ๏ธ ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ุนู„ู‰ ู…ุญู…ุฏ ูˆุนู„ู‰ ุขู„ ู…ุญู…ุฏโ™ฅ๏ธ

๐—จ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ช๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐˜€๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ต ๐—˜๐—ฒ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—™๐—ฒ๐—ฐ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐ŸŒน๐Ÿฅ€โค๏ธ๐Ÿ’–

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Toronto?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Toronto, ON